|

Daawo Wasirkii Labaad Ee Xukuumada Madaxwayne SiilanyoMudo Wiig Gudihiiya Iska Casila Iyo Ifafaalaha Talada Dalka Cida Gacanta Ku Haysa Ee Soo If Baxaysa

abiib

Hargeisa 3/3/2015(SDN/QJ)Wasiirka warshadaha Somaliland abiib diiriye nuur(Timo cad) ayaa goordhawyd  ku dhawaaqay inuu iska casilay  xukumada uu gadhwadenka ka yahay madaxwayne axmed maxamed siilanyo iyadoo ku soo beegmaysa wig gudihii inay xukuumadiisa iska casilaan  labo wasir  iyo la tiliyayaal taasi  oo wax wayn u dhimi doonta taagerashii xisbigiisa kulmiye ku laha umada somaliland iyadoo geesta kale ay  besha sacad muuse uu kaga waayi doono  tagero  badan oo ay hore ugu hayeen xukuumada madaxwayne siilanyo

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed