|

DAAWO Wasiirka Arrimaha Gudaha Dhawaan waxa uu Cadeeyay General Caanood in Calanka Somalia ee dhibaatadu inaga soo gaadhay in laga taagayo Somaliland

Berbera 13.July (SDN)  Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee Dalkan JSL Md cali maxamed warancadde ayaa maanta socdaal shaqo ku tegay xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera.

Wasiirka oo socdaalkiisa uu ku weheliyo wasiirkuxigeenka arimaha ammaanka ee wasaaradaasi Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa kormeerkiisu waxa uu saameeyey qaar ka tirsan xarumaha hay’adaha dawladda ee Gobolkaasi ku yaalla sida Dekedda Berbera,  saldhigyada Ciidamada Booliska iyo saldhiga Ciidanka ilaalada xeebaha ee magaalo xeebeedkaasi.

Berbera SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed