DAAWO Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqooyinkii Shalay Ka Dhacay Magaalooyinka Hargeisa Iyo Burco
Hargeisa16/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqooyinkii Shalay Ka Dhacay Magaalooyinka Hargeisa Iyo Burco Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Manta Mar Uu Shir Jaraaid Ku Qabtay Magaalada Hargeia Ayaa Waxa Uu Kaga Hadlay Shaqaaqooyinkii Maalintii Shalay Ka Dhacay Magalooyinka Dalka Qarkood Iyo Sidoo Kel Xadhiga Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ay Ciidamada Amnigu Xabsiga U Taxaaben Isla Markaana Isla Shalay Xabsiga Laga Sii Daayey
Somalidiasparonews.Com
Hargeisa/Office
(Sdn/Qj