DAAWO Wasiir Cali Xaamud:Qaar ka mida Qurbejooga reer Awdal waxa ay boqolka Dollar dhalinta u soo raaciyaan naceyb reeraha kale
Hargeysa Dec 29,2014(SDN/QJ)-Wasiir ku-xigeenka wasaarada Qorsheynta Somaliland Md Cali Xaamud Jibriil ayaa khudbad kuu ka jeediyay munaasibad lagu xusayay sanadii 1aad ee jariirada Himilo waxa uu uga waramay doorka qurbejooga Awdal ee qabyaalada gobolka xiisada siyaasadeed gelisay.
Wasrriku waxa uu sheegay in qaar ka mida qurbejooga reer Awdal ay boqolka Dollar ee ay dalka u soo diraan ay soo raaciyaan naxli qabyaaladeed oo aan dhab aheyn