DAAWO Warbixita Not Yet Kenyan oo ka ilmeysiisay Weriyihii soo bandhigay
Garisa Nov 16,2013(SDN)-Waa Warbixin ka hadleysa marxaladihii kala duwanaa ee soo maray Soomaalida ku nool Woqooyi Bari Kenya.
Waa warbixin xanbaarsan fariimo dhawr ah oo muujinaya sida Soomaalida degaankaas ku nool ay ula tacaalayaan Soomaalinimada iyo Kenyan-nimada.
Waa warbixin ka ilmeysiisay weriyihii sameeyay,Maxamed Cadoow,DAAWO OO KU CIBRI QAADO.