Daawo Sida Miisaanka Lahayd ee Marxuun Dhoodaan Loogu Aasay Jig Jiga iyo Weedhihii Baroordiiqda “Gocashada I Haysaa Waa Aqoonta Guurtiyo,Gor Gorkaa Dabayshaday”
Jig Jiga 28.April (SDN) Alle ha u Naxariistee waxaa Galabta Si Heer qaran ah loogu aasay Magaalada Jig Jiga ee Xarunta Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo ka Mid ahaa Shakhsiyaadkii Calanka u Siday Suugaan Murtiyeedka Somalida .
Alle ha u naxariistee Marxuun C.laahi Macalin Axmed Dhoodaan oo lagu aasay Xabaalaha Sheekh Cali Guure ee Magaalada Jigjiga ,Waxaa Aaska Qaran ee Marxuunka ka qayb galay Wufuud isaga kala Yimid Wadamada ku hadla Afka Somaliga .
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHUN RAAJICUUN.
Jig Jiga SDN.
Qurbejoog.com