|

Daawo Sawiradii Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Maanta ka furmay laguna soo gabo gabeeyay Maansoor Huteel

Hargaysa 31.March {SDN} Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyay madaxweyne Ku xigeenkiisa Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta ka qeyb galay kalfadhi aan caadi ahayn oo ay Golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ku qabsadeen Huteelka Maansoor ee Caasimadda Hargeysa.

   

Hargaysa SDN.

qurbejoog@gmail.com

 

 

 

Comments are closed