Daawo Qaybo ka Mid ah Salaadiinta Subeer Awal oo Taageeray Siilaanyo lana Hadlay Gudoomiye Muuse Biixi
Hargaysa 11.June 2014 (SDN/QJ)- Salaadiin iyo Cuqaal ka tirsan Beesha Galbeedka iyo Waqooyiga Hargaysa iyo Gobolka Saaxil ayaa Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Caasimada Hargaysa waxay ku Cadeeyeen in ay taageersan yihiin Musharaxnimada Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Iyagoo Si Buuxda u Ayiday Go’aankii Golaha Guurtiddu ka soo saareen Khilaafka Kulmiye ee ay aqbaleen Madaxweynaha iyo guddoomiyaha xisbiga Kulmiye.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com