|

Daawo Madaxweyne Siilaanyo oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Wefti Fiqi Fuliye ka Yimid

Hargaysa 20.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka socday Deegaanka Fiqi-fuliye oo uu hogaaminaayo Garaad Cabdilaahi Maxamed Guuleed oo ay la socdeen Chief Caaqilo, Cuqaal, Aqoon yahano  iyo waxgarad ka tirsan deegaamadaasi

IMG_0910IMG_0921IMG_0923IMG_0927IMG_0934IMG_0938IMG_0948IMG_0962IMG_0966IMG_0973IMG_0976

Labada Dhinac ayaa Markii Kulanku Dhamaaday Waxay Saxaafada u Sheegeen inay is afgarad iyo Wada Shaqayn buuxda ku wada Hawl galayaan .

Hargaysa SDN.

Contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed