DAAWO: Madaxweyne Muuse Biixi waa nin kibray oo u Dhaqmayaa sidii Fircoonkii Ilaahnimada Sheegtay
San Deigo (QJ) –Â Khilaafka siyaasadeed ee Somaliland oo ka dhashay muranka doorooshooyinka madaxtooyada ayaa haatan gaaray halkii u sareeysay, ka dib kolkii dad aan la garanyen ay tiroba dhawr jeer weerareen guryaha madaxda sare ee Wadani, iyada oo ay weli xabsiyada ku jiraan masuuliyiin labada xisbi ka tirsan oo dhawaan ka qeybgalay isu soo bax doorasho doon ahaa, ergo labada dhan ukal dab qaadeysay ayaan Iyana weli aanu madaxweyne Biixi la kulmin.
Si aanu xaaladahaas wax uga ogaano ayaanu wareysi la yeelanay Siyaasi Saleebaan Cali Bile.