|

Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ka hadlaya Safarka uu ugu Kicitimay Qaarada Yurub

Berbera 08.May (SDN)  Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta u kicitimay Qaarada Yurub,Gaar ahaan Wadanka Ingiriiska  oo uu kaga qayb gali doono Xuska 18 May ee 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Madax banaanideeda la soo Noqotay .

Madaxweyne ku Xigeenka Waxaa Safarkan ku Wehelinaya Wasiirada Maaliyada,iyo Ganacsiga, Safiirka Wareega ee Somaliland,Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland,Marwada Madaxweyne ku xigeenka,iyo La taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee arrimaha Haweenka.

 

Berbera SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed