|

DAAWO Maamulka Xafiiska Telefishanka Qaranka ee London oo Ka Muquurtay Munaasibad Abaal-marin lagu guddoonsiiyey Mid ka mid ah Shaqaalaha TV-ga oo Hawl-karnimadiisa La majeerta

London Dec 24,2013(SDN) Maamulka Xafiiska Telefishanka Qaranka ee London ayaa  Ka Muquurtay Munaasibad Abaal-marin lagu guddoonsiiyey Mid ka mid ah Shaqaalaha TV-ga oo Hawl-karnimadiiaa La majeerta .

Wariye C/laahi Xogta ayaa ah wariyaha kaliya ee khibrad uleh Saxaafada kaasi oo abaal marintantan kuheley Barnaamijka layidjhaa MADASHA QRBAJOOGA kaasi oo ah barnaamijka kaliya iyo sida caadiga ah uga baxa Tvga Qaranka Xaruntiisa London Maamulka iyo madaxda tvga ee London ayaan iyagu ka soo xaadirin xafladaas oo lagu casumay taasi oo xurgufi udhaxeyso kadib markii ay kula coloobeen wariyaa oo usheegey inay sidan wax kabadalaan oo ay horumar sameeyaan taasi ay mujiyeen maamulka iyo madaxdu inay musha har kuqaataan badankooduna ka shaqeystaan meelo gaara .


Comments are closed