|

Daawo : Kooxda Xidigaha Geeska oo laga Joojiyey Heesahoodii Tvga Qaranka SLNTV iyo Cakusihii Shaley iyo Maanta + Lunsiga Lacagtii Xaflada 26 jun 2014

Hargaysa Aug 17,2014(SDN/QJ)-Kooxda Fanaaniinta ah ee Xiddigaha Geeska ayaa  guud ahaanba tvga qaranka SLNTV laga joojiyey heesahoodii taasi oo ugu horeynba bandhig Faneedkii fanaaniinta Jabuuti ay hargeysa ka dhigaysey oo uu Fanaanka Maxamed Siciid BK ku jiray Xayeysiis ay  diideen Agaasimaha guud ee warfaafinta iyo Maareeyaha tv-ga Qaranka Somalind taasi oo aan lagaraneyn sababta ay ucuskadeen .

Dhanka kalena Sida Laga War-qao sanad kasta oo xaflad qaran la qabanayo waxa dawladu u qorshaysaa kharash hawleed xafladaa loogu talo-galo sanadka xuskii xaflada june ayaa madaxtooyada Somaliland waxa lagu qabtay xaflad aad u qurxbadan xafladaa waxa ka heesayay sadex kooxood oo fanaaniin ah waxaanay kala ahaayeen

01- fanaaniinta Qaranka
02 fanaaniinta qurba jooga ah- waxaana ka mid ahaa cadi qaboojiya, halwad, naasir cunjuf oo Madax-waynaha ay isku jilib hoose sadexdaba yihiin isla markaana dibada laga soo casuumay oo ay ku baxday lacag dhan 150,000 boqol iyo konton kun oo dollar ,

Waxaa Kale oo xafladaa joogay Kooxda Xidigaha geeska oo si wayn heesahooda Loola dhacay madaxwaynuhuna u mahad Celiyay

– Hadaba kharashkii fanaaniinta loogu tala galay waxa islamarkiiba dawladu siisay Kooxda fanaaniinta qaranka iyo kuwa Qurba jooga ah balse kooxda Xidigaha geeska wax kharash ah lama siin ilaa hadana lama yaqaan wax looga haysto

-si aan arintaa wax uga ogaano ayaan Fanaan ka tirsan kooxda xidigaha geeska wax ka waydiinay wuxuuna si fudud u yidhi- walaal anaka lacagtii xaflada june nalama siin laakiin kooxihii kale xaflada ka horba waa la siiyay

– si aan arintaa u xaqiijino ayaan la xidhiidhnay labadii kooxood ee kale waxaanay noo sheegeen inay qaateeen
hadaba su,aasha is waydiinta lihi maxay tahay fanaaniinta xidigaha geeska maxaa looga haystaa lacagtoodii ilayn kuwa kaleba waata la  siiyee?
kooxda xidigaha geeska ma aha shaqaale dawladeed marka 30ka qof ee kooxda laga reebo laba qof oo kaliya oo mushaharkii dhawaan cukuse ka jaray  qaranka waxay ugu heesayeen wadaninimo hadaba lacagtii kooxda xidigaha geesaka waxa Lunsaday Agaasimaha guud ee warfaafinta iyo Mr Ilkacase iyo Maareeyaha tv-ga oo labaduba musuq maasuq ku caan baxay?
waxaanan soo bandhigi doonaa lacago farabadan oo ay lunsadeen oo kale oo aan soo gaadhin cidii lahayd balse banka somaliland ka soo  dhamaatay oo agaasimaha guud iyo maareeyaha tv-gu lunsadeen cadaymo faahfaana aan hayno.

Daawo Hoos

Iyamuu saxsanyey Wasiir Cukuse ?

Iyamuu saxsanyey Wasiir Cukuse ?

Iyamuu saxsanyey Wasiir Cukuse ?

Comments are closed