|

DAAWO Khudbadii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo ka hadalkiisii Midnimada Soomaaliya

London Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo xalay Jaaliyadaha Soomaaliya ee Britain la hadlay ayaa ka warbixiyay shirkii London ee la soo gunaanaday.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka waramay mawqifkiisa ku wejahan Midnimada Soomaaliya.

Waxaanu sheegay in dawlada Federaalka ay ku dhaaratay ilaalinta Midnimada Soomaaliya DAAWO

 

Comments are closed