|

Daawo Hees Cusub oo Loo Sameeyey Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

London May 15,2014(SDN/QJ)-Taageeradii Buuxdey ee qurbajooga reer Somaliland UK ay Siiyeen Aqoonyahanka kaliya ee ah Musharaxa Rasmiga ah ee ilaa hada si dastuuriya ugu taagan Musharxanimada madaxtinimo Xisbiga UCID ee doorashooyinka Lafilaayo inay dhicidoonaan 2014 ee madaxtinimada ayaa Sicad ay utaageereen Mr. Jamaal oo ah Qofka kaliya ee Maanta Badbaainkara Somaliland oo ay Qaranimadiisa iyo Aqoontiisa si Cad ugu Taageereen ilaa Abwaan iyo  Fanaaniintu  ay Heeso ugu Sameeyeen Mudo yar oo kooban markii ay arkeen inuu yahey Shakhsiga kaliya ee Badbaadin kara Somaliland.

Comments are closed