|

DAAWO Guddoomiyaha UCID oo si kulul uga Jawaabay Eed uu ku muteystay Kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya

London May 14,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga jaawabay eedo ay u jeediyeen wasiiro ka tirsan xukuumada Axmed Siilaanyo,ka dib kulan uu guddoomiyaha UCID la yeeshay Wefdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya ee London ku sugnaa.

 

Comments are closed