Cusmaan Cumar Dool: “Xukuumadda KULMIYE waxqabadka iyo Maamulka way kaga wanaagsan tahay tii UDUB, laakiin…”(DHEGEYSO)
Hargeysa 11, July 2012 (SDN)- Cismaan Cumar Dool oo ka mid ah Qurbejoogta Somaliland ee ku dhaqan dalka Norway, ayaa faahfaahin ka bixiyay isbedelka dhinaca horumarka ee dalka ka socda.
Cusmaan Cumar Dool oo haatan socdaal ku jooga caasimadda Hargeysa, waxa uu waraysi uu siiyay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com kaga hadlay sida uu u arko faraqa u dhexeeya Xukuumadda talada dalka haysa ee KULMIYE iyo xukuumaddii xisbiga UDUB ee doorashada laga helay 2010.
Haddaba, waraysigan oo uu sidoo kale kaga hadlay waxyaabaha soo jiitay maalmihii u dambeeyay ee uu Hargeysa ku sugnaa iyo waxyaabaha ka yaabiyay, halkan hoose ka dhegayso.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Dool.MP3″]
HALKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA CUSMAAN CUMAR DOOL
Qurbejoog.com, Hargeysa