Cornayl Yuusuf Tuke oo lagu Maxkamadayn doono Xasuuqii uu Gaystay Somaliland Gaar ahaan Deegaanka Gebilay DAAWO
Hargaysa, 31 January, 2016-(SDN/QJ) :– Cornel Yuusuf Cabdi Cali (TUKE) oo ka tirsanaa Ciidamada xooga Soomaaliyeed, isla markaana haystay Ciidamadii Gabiley ayaa waxa loo heystaa Xasuuqii uu u geystay dadka reer Somaliland, gaar ahaan Gabiley oo u haystay.
Cornel Tuke oo imika maxkad ku taala Mareykanka lagu qaadayo,iyada oo hore looga mastaafuriyay 1992-kii dalka Kanada.