Ciidamada ATMIS oo qirtay dilka Cabdiraxmaan Fiidow
Muqdisho. 1 December, 2022. (QJ)- Ciidamada ATMIS ee hawl galka ku meel agadhka ah ee Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa qirtay in uu gacantooda ku baxay Cabdiraxmaan Faarax Fiidow oo ahaa wiil dhalinyara ah oo ku ganacsada duleedka magaalada Muqdisho.
Dhimashada wiilkan dhalinyarada ah ayay sabab u ahayd kadib markii uu jiidhay gaadhi ka mid ah baabuurta ATMIS isaga oo ka talaabaya wado duleedka magaalada Muqdisho ee caasimadd Soomaaliuya.
War kasoo baxya ATMIS ayaa lagu sheegay in mid ak mid ah baabuurtoodu uu jiidhay wiilka dhlinyarad ahaa kadibna dhaawaca kasoo agadhay u dhintay.
Soomaaliya ayaa looga abrtay dhaawacyada iyo dhimashada ay sababaan ciidamada ATMIS hadii ay tahay gaadiidkooda iyo hawl galadooduba.