Cali Sanyare:Waxaan yaraanteydii maqli jiray, haddana, dhalinyarada Somaliland joogta ku hadaaqdaa in tacabirku ama tahriibtu tahay “DHIMASHO ama NOLOL”(DHEGEYSO PRT 6)
Geneva Mar 06,2015(SDN/QJ)-Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa, isagoo joga magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysi taxana ah oo iminka snoo socday mudo todobaadyo ah idiinkoo kala socday bogeenan qurbejoog.com
QEYBTA LIXAAD EE Txanahana iyo baahinta todobaadkana Wuxuu Wasiir Cali ka hadli doona TACABIRKA ama TAHRIIBTA iyo sidii horeba loogu marowaayey xakameenteeda.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/san6.mp3″]
HALKAN HOOSE GUJI SI AAD U DHEGEYSATO QEYBTII 6AAD EE WAREYSIGA CALI SANYARE
SDN/Q