Cabdiwaaxid Cusmaan Hajji:Somaliland 60kii waxa ay la Midoowday dawlada KMG ah,2012kana waxa ay la xajooneysaa dawlad kale oo KMG ah(DHEGEYSO OO DHUUX KHALADAADKII MIDAWGII SOOMAALIDA)
Ottawa June 26,2012(SDN)-Cabdiwaaxis Cusmaan Xajji waa Qareen isla markaana wax ka qora taariikhda Soomaalida oo ku nool dalkan Canada,waxa uu nooga waramay marxaladihii kala duwanaa ee Soomaalidu soo martay mudooyinkii xornimo iyo midnimo doonka.
Qareen Cabdiwaaxid oo qoray dhawr buug oo ka hadlaya taariikhda Soomaalida khaasatan sidii midnimada ay u wadaageen labadii gobol ee Talyaaniga iyo Ingriiska ka kala xoroobay sanadkii 1960kii.
Qoraa Cabdiwaaxid waxa uu halakan si mug leh uga waramayaa dhacdooyinkii taariikhiga ahaa ee dhexmaray Soomaaliya iyo Somaliland.
Sidoo kale waxa uu Qoraagu ku dheeraanayaa ka hadalka khaladaadkiiyo tirsashadii Somaliland ee ku wejehneyd cadaalad daradii ay kala kulantay midawgii Soomaaliya.
Aqoonyahanku waxa uu is barbar dhigayaa wadahadaladii dhexmaray Soomaaliya iyo Somaliland sanadii 1960kii iyo wadahadalada iminka socda ee 2012.
HALKAN GUJI OO KA BOGO WAREYSIGA QOORAAGA CABDIWAAXID CUSMAAN XAAJI