|

Burco: Beel soo bandhigtay murashaxa uga qaybgalaya doorashada Deegaanka

Burco 03, June 2012 (Qurbejoog.com)- Beel ka mid ah kuwa dega magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa maanta shaacisay murashaxa uga qaybgali doona doorashada Deegaanada oo lagu wado in dabayaaqada sannadkan ay Somaliland ka qabsoonto.

Sida lagu sheegay qoraal ay maanta soosaareen cuqaal, odayaal iyo waxgarad ka tirsan beesha reer Raage, doorashada Deegaanka magaalada Burco oo leh 21 xubnood, waxa beeshooda tartanka uga qaybgali doona Nuux Maxamed Xuseen, wuxuuna qoraalkaasi u dhignaa sidan; “Annagoo ah Cuqaasha, odayaasha, waxgaradka iyo guddida Beesha Raage Maxamed ee magacyadoodu hoos ku saxeexan yihiin waxaanu halkan ku caddaynaynaa inaanu u dooranay oo aanu kalsooni buuxda u siinay inuu noqdo Nuux Maxamed Xuseen musharaxa u taagan Beesha Raage Maxamed doorashada Golaha Deegaanka ee Degmada Burco ee inagu soo fool leh.Waxaana murashaxani uu iska soo sharixi doonaa Xisbiga KULMIYE.”

Magacyada Cuyaasha, odayaasha iyo waxgaradka Beesha Raage Maxamed
1. Caaqil Khadar Cabdi Yuusuf (Bulunbul)
2. Caaql Daahir Maxamuud Maxamed (Taylax)
3. Caaqil Saleebaan Geel-dabar
4. Caaqil Jaamac Caamir Gaas
5. Cimaan Warsame Abokor
6. Cabdi Jaamac Cabdi
7. Xasan Aadan Dirir
8. Aadan Cumar Cabdille
9. Yuusuf Xasan Cabdi
10. Muuse Kaahin Cashuur
11. Ciise Maxamed Ducaale
12. Jaamac Cismaan Dhancadde
13. Yaasiin Dirir Mire
14. Cali Axmed Caraale
15. Maxamed Axmed Dirir
16. Axmed Faarax Jaamac Nuur
17. Maxamed Cabdille Yuusuf
18. Warsame Nuux Oday
19. Xasan Cabdi Yuusuf
20. Axmed Ibraahin Cabdi Abokor
21. Saleebaan Cawed Cabdi
22. Xirsi Cali Dayuur
23. Xasan Jaamac Axmed
24. Faarax Saleebaan Maxamed
25. Cabdi Maxamuud Cawed
26. Yuusuf Cawed Cabdi
27. Carab Yuusuf Xuseen
28. Xasan Aadan Maxamuud
29. Ismaaciil Quule
30. Ibraahin Maxamed Faarax
31. Saleebaan Maxamed Aar
32. Cabdi Xasan Xuseen
33. Ismaaciil Maxamuud Dhugte
34. Khadar Cali Xaashi
35. Xasan Yuusuf Xuseen
36. Yuusuf Xaashi Jaamac
37. Xuseen X. Axmed Raage
38. Maxamuud Saleebaan Yuusuf
39. Ibraahin X. Xasan Maxamuud
40. Maxamed Axmed Xandulle
41. Xuseen Maxamed Xasan (Qaloombe)
42. Maxamuud Saleebaan Yuusuf
43. Cabdi Maxamuud Faarax
44. Muuse X. Ibraahin Axmed
45. Maxamed Cismaan Cawed
46. Faarax Xuseen Aadan
47. Siciid X. Axmed Maxamuud
48. Aadan Jaamac Dhunkaal
49. Maxamuud Xirsi Gaas
50. Jaamac Cali Guuleed
51. Ibraahim Maxamed Dhunkaal
52. Jaamac Diiriye Dhunkaal
53. Axmed Bile Cilmi
54. Axmed Maxamed X. Faarax
55. Nuur Axmed Oday
56. Maxamed Muuse Nuux
57. Saleebaan Ismaaciil X. Faarax
58. Muuse Abokor Axmed
59. Muuse Aadan X. Faarax
60. Maxamuud Abokor X. Maxamed
61. Buraale Aadan Khaliif
62. Cabdi Cismaan Maygaag
63. Farxaan Aadan Nuue
64. Cismaan Faarax Warsame
65. Maxamuud Axmed Oday
66. Axmed Muuse Nuux
67. Aadan C/llaahi X. Faarax
68. Maxamed Ibraahin X. Axmed
69. Siciid C/llaahi Faarax
70. Ismaaciil Jaamac Dheeg
71. Cabdi Axmed Aadan
72. C/llaahi Aadan Raage
73. Aadan Cabdi Axmed
74. Maxamed Cali Nuur
75. Maxamuud Ibraahin Guuleed
76. Cali Jaamac Buraale
77. Axmed Ibraahin Guuleed
78. Xuseen Maxamed Dhunkaal
79. Xuseen Faarax Buraale
80. Saleebaan Siciid Dhunkaal
81. Xasan Maxamed Dhunkaal
82. Cabdi Diiriye Dhunkaal
83. Maxamed Aadan Gaas
84. Saleebaan Xirsi Cartan
85. Faarax Aadan Gaas
86. Ibraahin Maxamed Aar
87. Cabdi Ibraahin Maxamed
88. Maxamed Jaamac Dheeg
89. Ibraahin Maxamed X. Faarax
90. Saleebaan Cismaan Dhunkaal
91. Cabdi Aadan Dirir
92. Ibraahin Yuusuf Cali
93. Maxamed Yuusuf Cali
94. Saleebaan Maxamed Cawed
95. Maxamed Cawil Jaamac
96. Mursal Cali Oday
97. Jaamac Xandulle Yaasiin
98. C/qaadir Saleebaan Yuusuf
99. Saleebaan Jaamac Dhunkaal.”

Qurbejoog.com, Burco

Comments are closed