Bulshada Afka Somaliga ku Hadashay ee ku dhaqan London oo cabasho ka cawday Baramijka Somaliweek oo isku badalay Goob dhaqanka lagu xumeeyo dawasho wacan waxii ka dhacay goobta
London26Oct14(SDN) waxa sanad walba lagu qabtaa london baramij lagu magacabo somaliweek oo lagu casumo abwaaniin iyo fanaaniin si loo dhirayo galiyo dhaqanka oo ayamaha fasaxa lagu beego kulanka oo ah in caruurta dhaqanka lagu baro gabayada iyo sheekooyinkii hore sanadkan ayaa ka duwan sanadahii hore iyaga oo la keenay heeso dhaqan dumisa hooyo somaliyeed oo caruurteeda waday oo ka noqotay goobta ayaa shegtay inay ka xun tahay waxa goobta ka socda habeenkan oo lagu casumay HANI UK, SABRINA & IKRAN CARAALE ayaa waxay goobta ku soo dhigeen wax fool xun oo loo qadan wayey qurbejoog oo goob joog ka ahayd ayaa waxay u shegeen in aan loo dulqadan karayn waxa goobta ka jira oo ubadka la keeni karin.
Halkan ka daawo qayb ka mida waxii goobta ka dhacay.
waa in cabdi good hesahan wax ka tilmaama .