Biden oo sexeexay heshiis iskaashi oo Somaliland ay la yeeshaan
Washington December 24, 2022 (SD)- Madaxweyne Joe Biden ayaa manta ansixiyey Miisaaniyadda difaaca dalkaas ee 2023 oo qayb ka ah iskaashiga Maraykanku la yeelan doono Soomaaliya oo Somalilandna ku jirto.
Miisaaniyada ayaa lagu lifaaqay wadshaqeyn hadal heyn badani ka dhalatay oo Mareykanka iyo Soomaaliland ka yeelanayaan dhincaya amniga.
Wadashaqeynta ay Somaliland iyo Mareykanka oo Muqdisho xasaasiyad ka qabtay awgeedna loogu xusay miisaniyada in aaney wadashaqeyntu ka dhigneyn u aqoonsiga Somaliland dal ka madax banana Soomaaliya.
Iskaashiga Mareykanka ayaa ku koobnaan doonta uun adeegsiga dekedaha Somaliland, tababarro ciidan iyo iskaashiga sirdoonka.