“Beeshu Way Uga Fadhidaa Dawlada Cidii Amarka Xadhigayaga Keentay,Kamana Yeelayno Wax Cudur daar ah” Gudoomiyaha Ururka Talo iyo Tawfiiq {DHAGAYSO}
Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Ururka Tallo iyo Tawfiiq ee Beesha Habar Yoonis Xasan Xuseen oo Habeen Hore isaga Iyo Xubin kale ay Xukuumadu Xabsiga u Taxaabtay ayaa Maanta ka hadlay Xadhigooda iyo Siyaabaha uu ku Yimid,Waxaanu Xukuumada ka dalbaday inay Sida ugu dhakhsiyaha badan ay Jawaab Waafi ah uga Bixiso Sababta ay u Xidhay iyaga oo aan Wax danbi ah Gelin.
Gudoomiyaha ayaaa hadalkan ka Sheegay Mar uu Maanta u Waramayay Warbaahinta
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Gudoomiyaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/TaloTawfiiq.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com