|

Beesha Bariga Burco, Waxa ay aad Uga Xuntay, Falkii Macangagnimada ahaa ee Lagula Kacay C/raxman C/qadir

Dhamaanba Aqoonyahanka, Waxgaradka, Odayada, Culimaa Adiinka, Haweenka, Ardayda, Iyo Salaadiinta Beesha bariga Burco Waxa ay Aad Uga Xun yihiin Falkii Macagagnimada, nacasnimada ahaa ee Lagula kacay Cabdi Raxmaan.
 
Beeshu aad ayay uga wada Xuntahay falkaa, aadka u Xun ee lagula Kacay C/Raxman Marka Laga Reebo in yar oo la magac baxday QIRINQIIRKA, Siilaanyo oo aan wax Dareen iyo Dadnimo aan Midna Lahayn. 
 
La, iskuma raaco Xumaanta Beeshuna falkaa waxa ay ku Canbaaraynaysaa maqaamka u Sareeye Cabaaraynta.
 

Cabdi Qadir Jama Ismail Dacar USA Ca.
Gobanimodoon@sbcglobal.net

 

Comments are closed