Barnaajika Ganacsiga ee Todobaadkan Iyo Shirkad Ka shaqayn doonta Daminta Dabka oo lagu Daah-furay Magaaladda Hargaysa {DHAGAYSO}
Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Madax kale oo ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa ka qayb galay Xaflad lagu Daah Furayay Shirkad Cusub oo adeega ay Bixinayso uu yahay Deminta Dabka taas oo aan hore uga jirin dalka.
Todobaadkan ayaynu ku soo qaadi doonaa Barnaamijka Ganacsiga ee Radio Qurbejoog.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKII GANACSIGA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BarnaamijkaGanacsiga24.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com