Barack Obama oo mar labaad loo doortay madaxweynaha dalka Mareykanka
Washington Nov 07,2012(SDN)-Barack Obama ayaa mar labaad dib loogu doortay xilka madaxweynenimo ee dalka Mareykanka oo uu shantii sano ee ina dhaaftay uu hayay.
Obama ayaa ka badiyay musharixii xisbiga Jamhuuriga Mitt Romney oo si weyn isugu dayay in uu xilka ula wareego.
Dhaqaalaha dalka Mareykanka ayaa ahaa mawduuca ugu weyn ee lagu kala kasbanayay shacabkii odeynayay.
Waxaan weli la isla qaadan guushan hada uun la shaaciyay,musharaxa Jamhuuriga Mitt Romney ayaa eegaya tirada codadka dhawr gobol oo muhiima sida Maimi iyo Ohio.
Halkan kala soco sida kolba codadku u kal saaraan musharixiinta.
SDN-Washington
contact@somalidiasporanews.com