|

Baraamij ka baxay Sanadka Cusub Tv Qaranka Somaliland oo muran ka dhaliyey Jaliyada Somaliland ee Uk Markii Wariye Bushaare Bandeey Suaalo Maryan Mursal Waydisay ku Sabsan Somaliya

London  January 2, 2013 Bulshada reer Somaliland ee ku dhaqan Uk ayaa wax laga yaabo ku tilmamay baraamij ka baxay tvga qaranka somaliland oo faniinta reer london isagu yimadeen oo lagu maamusayey sanadka cusub ayaa waxa baramijka dadihinasay Wariye Bushaare Bandeeyoo ka tirsan  wariyasha ka hawlgalaga tvga Qaranja ayaa wax laga yaabo ku tilmamay inn wariyaha dadihanaya baraamijka uu mar kaliya aan ka hadal hurumarka ay gadhay somaliland iyo tahniyadii uu madaxwaynaha uu u diray shacibka iyada oo fanaaniintii ka qayb galay anay ka muqan wax muwadimo ama fariin tusaya in uu yahay tv qaran ka dib markii warayahu  uu baraamijkii u badashay inay ka waraysato Fananada Maryan Mursal in ay wax yalahii ay kala kulantay Boqashadii ay ku tagtay Casimada Muqdisho iyada oo fananadu ay kolba afkeeda ka dhoorto waxa kale oo ay ilawday in Maryan mursal ku tagtay hargaysa Boqasho waxa kale oo ay suaal waydisay gabay uu fanaan farax Murtiile ka sameyey duqayn loo gaystay Gobolada somaliya ,dadwaynaha maanta isagu soo baxay goobaha caanka ee somaliland isagu yimadaan ayaa wax laga xumaado ku tilmamay in ay kala garan wayeen  in ay hor fadhiyaan tvga qaranka somaliya iyo tvgii qaranka somaliland  taas oo dhalintaasi ay la oo xiriireen qurbejoog oo ay noo shegeen in wasiirka warfaafinta u arinkaa gudi u saaro oo  baadha,Hooyo ka mida hooyooyinka ku xidhan tvga ayaa manta mar ay ku sugnayd xafada Weymley ayaa waxay shegtay in ay fariin Madaxwaynaha  u dirayso  in qarankii somaliland uu maanta halkaa marayo oo aan kala garan la nahay inan nahay somalilander iyo in kale .

qurbojoog,London

 

Comments are closed