Baarlamanka Soomaaliya oo yeeshay kulan ay arimo kala duwan kaga hadleen
Muqdisho De 10 2012 (SDN)— Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho wuxuu ku yeeshay kulan ballaaran oo ay kaga hadleen arimo dhowr ah.
Kulanka ayaa sidii caadada aheyd waxaa daah furay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari iyadoo kadib Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay guda galeen ka hadalka ujeedka kulanka.
Ujeedooyinka ugu waaweyn ee kulanka ayaa wuxuu ahaa sidii Baarlamaanka