|

Baarlamaanka Somalia oo Hakiyay in Wasiiradii Xukuumadii Saacid lagu soo Daro Liiska Dawlada C.weli

Muqdisho 12.Jan 2014 (SDN)- Xaruunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socda Dood kulul oo ay lee yihiin Xubnaha Xildhibaanada Soomaalia.

Baarlamanka SomaliaQaar kamid ah Xildhibanada Soomaalia ayaa maanta Gudoonka Baarlamaanka soomaalia u gud biyey Mooshin ka dhan ah in ay Dib u soo laabtaan Wasiiradii hore ee Xukumadii R.wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.

Baarlamaaka ayaa waxaa ay gudo galeen in ay cod u qaadaan in wasiiradii hore ay soo laabtaan iyo in kale,waxaana Dood dheer kadib Go,aan lagu gaaray in Dib loo dhigo Mooshinkaasi laga keenay Wasiiradii hore.

waxaana Xildhibaanada ay ku doodayaan in Xukumadii hore lagu riday Tayo Xumo islamarkaana hadii ay soo laabtaan ayasan waxba soo kor dhin doonin.

Muqdisho SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed