|

Baaq Beelweynta Ciiddagle Dalka Sweden!!!!​Baaqanii Wuxuu Daba Socoda Baaqii Hore Ee Aqoonyahan​ka Iyo Dhaliinyaa​rada Beesha Ciiddagle Weyne

waxaa aan marka hore salmaayiina dhamaan bulsho weynta reer somaliland iyo dhamaan bahda saxaafada ,salan kadib waxanu halka rabna  in aan ka caddeyiino mowqifka ku sabsan arriinta diwaangellinta oo baryaha ba la wadday ,taso ay baaq hore ka so saareen dhalliinyarada iyo waxgaradka iyo aqoonyahanka beeshu ,kuwaaso ku tilmaamay mid aan lo mariin wadaadii ku haboonayiid iyado xukuumaduna sii qaldan uu mariin habaabiisay ,sida darteed haddii aanuu nahay beel weynta cidagle ee ku dhaqan dalka sweden waxa aanu sii cad uga so horjeedana sida wax lo wado,kuna taageersanahay Go”ammada aay beeshu ka Qaddatay arriintan ,waxa aad ogtihiin in beesha sii weyn lo quudhasaday oo aan milgahii iyo sharafkii ay dalka ku lahayd xukuumada silaanyo meel kaga dhacaday oo beesha la ogyahay inta aay dalka ka dagaantahay lagu so koobaay

9 -goobood tasiin ay tahay mid aan caqilga galeyn
sida darteed waxa aan uu so jeediinayiina xukuumada ariimahan  wadata in aan meel beeshu dagto lagu qabiin dooniin wax diwaangeliin ah ,haddii aan sida ku haboon lo mariin  haddii kale ay noqonyiso arriiin keenii karta foolxumo badan ,geesta kale waxa la ogyahay in arrintan aay tahay mid sii badheedh ah xukuumadu uu waddo
waxa aanu marka uu sheegyiina beesha cidagle gudo iyo dibaad ba in arriiintan la dhayellsan oo ay tahay ariin aad iyo aad uu ah mid gaf ku ah beesha ,dhinaca kale mar aanu la xidhiidhanay ciida arrintan quseyiso wax jawaab ah kama annu helliin ciida oo ah masuuliyiinta wasaarada arrimaha gudaha hada ba waxa aan uu sheegyiin ummada reer somaliland ee aanu dalka ku wada noolnahay in aay arkan sida wax lo wado, taso waxyeelo uu keenii karta dalka iyo dadka ba
basle waxa aad modda ciid arrintan wada in ayna  aqoon uu lahayn dhulka beeshu degto oo ah dhul aad uu baladhan tusaale ah ,,,,degmada salaxley waxa hoos taga ugu yaran ila 40 tuulo taso hadana la iska indho tiray ,goobahii  aay xaq uu lahayd na lagu so kobay 5 gobood
gebogebadii iyo gunanadkii waxa aan markasta anaagu uu taganahay ilaaliinta qaranimada somaliland iyo jirtankeeda sida datreed anaago ta dhawryina waxa aanu leenahay ha la dhawro xuquuqada beelahaa oo dhan iyo karamadooda oo xukuumadu xillka lo igmaday ha uu dahwrto sii sharaf leh ummadana yaan madax la isku galiiniin,haddii ay xukuumadu doonayiso in ay cimri dharaar ka dhigto arriimaha noocan ah waxa anu leenahay maha wax surgal uu noqon kara ama sad kordhiis laga hellii karo
waa bilhaai towfiq
magacyada cuqassha ,aqoonyahanka ,siyaasiinta,dhaliinyarada beesha ee dalka sweden
1,caqil cabdiraxman xasan
2,aadan wacayis
3,ibraahiin jaariye
4,khadar bidhiidh
5,cabdiqani qarafqraf
6, cabdicasiis cali
7, ismaaciil ibraahin yare
8,muxyadiin abshiir
9,abiib dirqadhadh
10,faysal cadami
11, jamac calool geele
12,siciid kabtan
13,mustafe kood buur
14,cantar cali
15,mowliid wayrax
16,cabdi siyaad
17,ayaanle cabdilaahi
18,cabdinajiib ducaale
19,mustafe koosar
20,maxamed cisman shadeey
21,cabdi cali
23,mowlid weris
24,khadar ismaciil qarayare
25,cabdilaahi sheekh axmed
26,odey xaaji muuse
27,jamaac cali
28 ganacasade xaaji khadar
29,maxamed buluqo
30,shine dhaliin illeeye

Comments are closed