Baalashlayashi iyo darbijiifkii hargaisa oo iskubedelay madaxda kooxaha wax tahriibiya iyaga oo guryo iyo gawaadhi qaali ah ka iibsaday lacagta dadka reer Somaliland/moogananta dadka reer hairgaisa iyo lashaqaynta madax katirsan waaxaha emigrationka /cadaymo documenti ah
Magaalada hargaisa oo ah casimada Somaliland iyo magaalooyinka waawayn ee kale waxa sanadihii ugudanbeeyey lagadareemayay olalaha abaabulan ee tahriibinta dhalinta iyada oo ay hormoodkayihiin kooxa udhashay konfurta Somalia xamar iyo kooxo kayimid jigjiga kililka shanaad itobiya oo baalashlayaal ka ahanjiray suuqyada hargaisa halka ay manta gawadhiga ugu quruxdabadan iyo guryaha uguwaawayn ugajiraan hargaisa .iyagoo gabdho badan oo Somaliland ah suuqagaliyey.iyada oo kooxdani hawlfududayn kahelaan madaxda waaxda emigrationka ee berbera iyo hargaisa iyo mid kamid ah shirkadaha diyaaraha ee uguwaawayn Somaliland
Kooxdan waxa hormood ka ah dhaqane travel agency ninka leh eelagumagacaabo abokordhaqane degana nairopi .halka ay walalkii oo lagumagacaabo cali dhaqane uu xafiis ugafuranyahay fooqa kasoohorjeeda maqaaxida gaafuun dabaqa labaad.halkaasoo xarun ah
Tell0634429815
Khader muxumad oo kamid ahaa baalashlayashii hargaisa ee jigjiga kasoogalay 2004 hargaisa soogalay hystana happy price 1ee kutaalaa isgoyska togdheer
Tell 06344062079
Kooxdan ayaa waxay dadka utahriibiyaan libiya iyaga oo siimarinaya saxara sudan iyo libiya udhaxeeyaa oo qaarbadan kudhinteen kadib marka libiya gadhaan waxa kaharay dadka ay waalidiintood lasoohadashiiyaan halkaasoo lacagta loogudiro xawaalada amal oo xirir ganacsi kadhaxeeyo.iyada oo dadka xaaladoodu xuntahay kareebayaa dadka kale si hadii waxgaadhaan aysan u ogaaniin dadka kale oo aysan familikooda ugusoosheegin inay waxgaadheen.iyaga oo kabaqaya in hargaisa dadka dadkoodii qabsadaan
Waxa kale oo ay bilabeen inay doonyo wax tahriibiya dadka ugudaad gureeyaan yemen halkaasoo aykaqaadayaan xeebaha Somaliland si dhuumaalaysi ah marba xeeb uwareegayaan iyada oo dhawaan ciidamada bada Somaliland dooni kamid ah doonyaha ay dadka kutahriibiyaan qabteen iyada oo qaarbadan oodoonyahan kamid ahi badda kudagaan intaanay gaadhin halkay usocdeeen taasoo sabab u ah doonyaha ay waxkuqaadan oo aad uliitaa iyo dadka loogutalogalay dad kabadan oo aysaaraan
Waxa kale oo ay kooxdan dadka utahriibisaa turkiga iyaga oo siimarinaya iran ugana sooqaadaya fiisyaaal iran safarada iran ee nairopi kutaalaa .kadib iran markaytagaan waxa halkaa laguwareejiyaa koox reer xamar iyo kurdi iskujira kuwaas oo waxii gabdha ahna faraxumeeyaa waxii inamo ahna kuqabsada xadka labada wadan udhaxeeyaa iyagoo lacag madaxfurasho ah kaqaataa. Lacagtaas oodhan ilaa 3kun ilaa 5kun .iyada oo kooxda hargaisa ay familikooda usheegayaa in laqabtay oo ciidamadu qabteen laganasoosiidaynayo sidaas daraadeedna lacagta loobaahanyahay in lagu furdaamiyo .taasoo familkooduna kukhasbanyihiin inay lacagta bixiyaan maadaba aysan caruurtoodii oo ah waxa noloshooda ugumuhiimsan aysan hayn.waxa xusid mudan dadkaan helayn lacag in jago ama dhul loogabedesho oo kooxdan laguwareejiyo jago banan.qiime hooseeyana loogabedesho taasoo kutusaysa naxariisdarada kooxdan baalashlayasha ahanjiray eejigjiga kayimid iyo kuwa xamar kasooqaxay ay dadkeena kuhayaan.taasoo ay udheertahay iyaga gabdhaha Somaliland ee hargaisa kudhaqan lataga hoteelada hargaisa iyaga oo ubalanqaadaya inay dhoofinayan yurubna gaynayaa lakiin sida dharga habeenba inan beentaas kulataga hotelada dantooda markay ka gaadhaana telifoonkaba aan kaqaba
Hadaba hayadaha aminiga ee ay qusayso arrintani iyo wasarada arimaha gudaha iyo gudigii ladagaalanka tahriibta ee lasameeyey waa inay dhalinyarada dalka oo ah mustaqbalka dalkabarito iyo hantida iyo lacagta dalka kabadbaadiyaan kooxan manaxariistayaasha ah kuwaas oo meel ugadhacay sharafta gabdhaha Somaliland iyaga oo sidoo kale wadashaqaynkadhaxayso madaxda emigrationka hargaisa iyo berberaba kuwaas oo dadka ay kooxdani dirayso kaqaata lacag 200$ oo aan meelna galin xisaabna marin.iyada oo kooxdani kubalaminayaan iskadaya inay kooxdan lacag kaqaadaan ee aydadka masaakiinta ee muwaadiniinta ah jeebkooda siifuranayaa.unasheegayaaan in lacagtaas labixiyo hadii kale aysan baxayn iyada oo sidookale kooxdan usiisheegayaan dadka in lacagtaas la iskagabahaanyahay garoonka oo aytahay xaqulshaah
Waxa kaloo xusid mudan in fiisayaasha iran 6kun midkiiba siistaan taaso dadka reer somalilandloosheegayo in lacagtaas uujooga fiisuhu halka uujoogo 50$ oo feega fiisahaa uun ah hadaba dadka reer Somaliland waa inay kooxdan baalashlayasha ahanjirtay aan lacag kaqaadin qofkii fiise iran si uun uraba ama ganacsi ama waxkale hanoqdee uu laxiriro wasarada arimaha dibada iran ama safiirka iran ee nairopi ufadhiya isaga oo kalaxiriiraya adresyadan kala ah www.visaforiran.com ama info@mfa.gov.ir
Ama safiirka iran ufadhiya nairopi mr givzad 00254703382827
Dhamaan dadka reer Somaliland ee warbixintayda akhriya waa iany gadhsiiyaan walahooda kale ee ladhacayo iyada oo waxa dalka somalilandyaala tahay wax reer Somaliland kawadadhaxeeyaa si dadka maalinwalba ladhacayo ee aan aqoonta ulahayn arrimahan loogahorjoogsado in ladhaco dadkaas.iyada oo lacagta lagadhacayo dadka ree Somaliland guryo iyo ganacsi loogafurto xamar iyo jigjigaa
Waxa kaloo xusid mudan dadka reer Somaliland ee raba inay dhinaca turkiga safar ugalaan inay xiriir lasameeyaan dadka reer Somaliland ee kunool.kuwaasoo waxbadan arrimahan ka og unasheegaya wadada ugufiican ama tilmaamo siinayaa.
Mahadsanid
Mohamed osman
Tell 00254721685727