“Baahida Dhulkaas Taala aad bay u Badan tahay,Waxqabadkuna Wuxuu ku Ururaa Caasimada iyo Inta u dhow” Wasiirka Kalluumaysiga {DHAGAYSO}
Hargaysa 23.March 2014 (SDN)- Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax(Buureed),ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay wax-qabad muuqda ka fulinayso deegaannada Sanaag Bari isa markaana ay qaybtii ugu horraysay deegaannadaa a gaadhsiiyay taasoo ay ka mid tahay ceel biyoodkii magaaada Badhan. Kaasoo uu sheegay in la bixiyay lacagtii horumarinta ahayd ee ceelkaa agu qodayay.
Wasiirka Kaluumasiga Somaliland oo maanta u warramay qaar ka mid ah warbaahinta,ayaa ka hadlay faa,iidada uu keenay safarkii Madaxweyne Siilaanyo ku tegay degmada Laasqoray.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIRKA KALLUUMAYSIGA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirkaKalluumaysiga(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com