|

Ayax ku Habsaday Deegaano ka tirsan Goboladda Awdal iyo Selal

Awdal,21,march 2014 (SDN)-Wararka goor dhawd naga soo gaadhaya Tuuladda  fiqi Aadan iyo Tuulaada kale ee la yidhaahdo Waraqa-dhiigta oo ka kala tirsan Goboladda Awdal iyo Selal ee Galbeedka  Somaliland,ayaa sheegaya in Ayax baaxad lihi uu ku habsaday maanta Deeganadaasi. Wararka ka imanaya Deegaanadaasi ayaa  intaas ku daraya in Ayaxani uu ka imaayo dhinaca Waqooyiga,isla maraana uu xataa cunayo  Maryihii aqal Somali-ga ahaa ee ay dadka Deegaanku galayeen.

Ma aha markii ugu oreysay ee Gobolo ka tirsan Deegaanadda Dalka uu ku habsado Ayax,iyada oo aanay ilaa hadda muuqadan taalaabo muuqata oo ay dadka ku shuqul kalihi ay qaadayaan.si looga Baaqdo wax yeelo balaadhan oo uu Deegaanka iyo Dalkaba uu u gaysto Ayaxani.

Awdal,SDN.

Contact@soalidiasporanews.com

 

Comments are closed