“Author Archive”
Muqdisho November 03, 2024(QJ)-Labo Markab oo mid ka mid ah uu yahay markab dagaal, ka kalena uu hub sido, ayaa galabta ku soo xirtay Dekeda Magaalada Muqdisho. Shixnaddan hubka ah ayaa ah tii labaad oo ay Masar u soo dirto Soomaaliya si ay ugu taageerto ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Masar iyo Soomaaliya ayaa dhawaan kala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa November 03, 2024(QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay dishay Taliye ka tirsan ciidamada SSC-Khaatumo oo ku sugnaa magaalada Buuhoodle. Ninkan oo ay Somaliland ku sheegtay Cabdiqani Sulub ayaa ay sheegtay inuu ahaa horjoogaha labaad ee kaamamAl-Shabaab ku leedahay Buuhoodle. Sida ay sheegtay Somaliland, waxaa lagu dilay dagaalkii ugu dambeeyay ee toddobaadkan ka dhacay Gobolaka Togdheer. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 03, 2024(QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Bariga Gobolka Bari ee Mediterranean-ka, Dr. Hanan Balkhy. Ra’iisul Wasaaraha iyo Agaasimaha ayaa ka wada hadlay xoojinta dadaallada lagu tayeynayo daryeelka caafimaadka dalka iyo shaqaalaha caafimaadka, taakuleynta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Djibouti (QJ)-The Turkish Foreign Minister announced on Sunday that they had submitted a letter to the United Nations signed by 52 countries and two organizations, calling for a halt to arms supplies to Israel. “We submitted this letter with 54 signatories to the United Nations on November 1,” said Turkish Foreign Minister Hakan Fidan during […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho November 01, 2024(QJ) -Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Khaatumo iyo Somaliland ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday deegaanada Qorilugud iyo Shangeed, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Afhayeenka ciidamada Somaliland Cabdi Cabdillaahi Cabdi Dheere, ayaa sheegay in ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee SSB ay guulo ka gaareen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 01, 2024(QJ) -Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya oo geystay khasaare kala duwan ayaa ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Ex Koontarool Afgooye ilaa Soonakeey. Iska horimaadka ayaa ka dhashay ciidamo ka tirsan dowladda oo burburiyay dhismayaal ku yaalla dhul la isku haysto. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo qaab […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 01, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta oo Sabti ah khudbad ka hor jeediyay kalfadhiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa baarlamaanka u sheegay in Soomaaliya iyo Itoobiya ay yihiin dalal deris ah oo leh taariikh cakiran oo aan mar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza November 01, 2024(QJ)-Polio vaccination clinics in Gaza were targeted by Israeli Forces today, according to eyewitness reports. There are many casualties resulting from these attacks. At least three children were injured in the latest attack. The polio vaccination campaign has resumed despite challenges faced by the World Health Organization (WHO), UNICEF, and the Palestinian […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho October 31, 2024(QJ)-Ciidamada xoogga dalka oo ay wehliyaan kuwa deegaanka ayaa saakay bilaabay howlgallo xooggan oo ka dhan ah Al-Shabaab. Howlgalka ayaa si gaar ah uga socda deegaanka Qeycad ee gobolka Mudug iyo deegaanada ku dhow dhow. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada wadajirka ah ayaa dhowr jiho ka weeraray fariisimo ay Al-Shabaab ku sugnaayeen, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho October 31, 2024(QJ)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa ee maanta waxa ay ku ansixiyeen heshiis is afgarad ah oo dhex maray Soomaaliya iyo Shiinaha kaas oo ku saabsanaa hirgelinta hindise-sharciyeedka horumarinta adduunka, iyo is-afgarad ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar. Kulanka oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare H.E. Xamza Cabdi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »