“Author Archive”
Brasilia February 20, 2024(QJ) -Brazil recalled its ambassador to Israel on Monday, hours after Israeli Foreign Minister Katz declared that President Lula would not be welcome in Israel, escalating tensions between the two nations. According to a statement released by the Brazilian Foreign Ministry, Brazil’s Foreign Minister, Mauro Vieira, summoned Brazil’s ambassador to Tel Aviv, […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho February 19, 2024 (qj) -Agaasimihii waaxda duulista ee dowladda federaalka Soomaaliya C/naasir Muuse Dahable ayaa shalay meydkiisa laga helay gurigiisa. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in la sheegay in ay dileen kooxo aan heybtooda la garan, inkastoo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin karin cida dilka ka danbeysay. Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaca […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho February 19, 2024 (qj) -Ku dhawaad 10 qofood oo la socotay gawaarida shacabka qaada ayaa caawa ku geeriyootay qarax ka dhacay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah, waxaana ka dhashay dhimashada 9 ruux, iyadoo tiro intaasi ka badana […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa February 19, 2024 (QJ) -War murtiyeedkii laga soo saaray shir madaxeedka 37-aad ee madaxda Midowga Afrika ayaa looga hadlay muranka dhuleed ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya. Ururka Midowga Afrika oo labadii maalmood ee u dambeeyay shir uga socday xaruntooda magaalada Addis Ababa ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ay kaga hadlayaan arrimo kala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY February 19, 2024 (QJ) -Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta yeeshay doodo ku saabsan xaaladda Soomaaliya, iyadoo looga hadlay arrimaha siyaasadda, bini’aadantinimada, dhaqaalaha, xuquuqul insaanka, nabadda iyo amniga. Diblumaasiyiinta ka qeyb galay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing, Ergeyga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY (QJ) -The United States Ambassador to the United Nations, Linda Thomas-Greenfield, has expressed opposition to Algeria’s proposal urging the UN Security Council to adopt a resolution on the urgent cessation of hostilities in Gaza, indicating that Washington is not inclined to support it. In a statement released by Thomas-Greenfield, she stated that the United […]
Posted in news in English | Read More »
NY (QJ) -Safiirka Mareykanka ee Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield, ayaa muujisay sida ay uga soo horjeedaan soo jeedinta Aljeeriya ee ku boorinaysa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in ay qaataan qaraar ku saabsan joojinta degdegga ah ee colaadda Gaza, taas oo muujinaysa in Washington aysan u janjeerin inay taageerto. War qoraal ah oo ay soo saartay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa February 18, 2024 (QJ) -Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golahaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa lagu ansixiyey Xeerarka cusub ee Doorashooyinka Somaliland. Golaha oo ku fadhiyay 73 mudane, waxa ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen xeer Lr.14, kaas oo ay golaha guurtidu shalay ku ansixiyeen 59 cod. Sidoo kale, Xeer […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe February 18, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa ku waramaya in rag ku labisan dareeska ciidamada booliska ay fara xumeeyeen gabar yar oo 13 jir ah oo barakacayaal ah. Sida ay ku warameen warbaahinta maxaliga ah ee Puntland iyo dad goob joogayaal ah, shilkan ayaa saaka aroortii ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa February 18, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo ka hadlayay shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika oo ka furmay magaalada Addis Ababa ayaa ugu baaqay xubnaha Midowga Afrika in ay si wadajir ah u cambaareeyaan damaca dhul balaarsiga ah ee Itoobiya. Ra’iisul Wasaare ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »