“Author Archive”
Stories written by admin

Al Shabaab oo baahiyay muuqaalka

Muqdisho February 23, 2024 (QJ) -Shalay ayaa kooxda Al-Shabaab waxa ay soo bandhigeen muuqaal muujinaya nin ay sheegeen in uu mas’uul ka ahaa weerarkii dhawaan lagu qaaday xerada tababarka ciidamada Jeneraal Gordon ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Muuqaalkan oo ay shalay Al-shabaab soo bandhigtay ayaa muujinaya ninkan isagoo ku sugan deegaannada ay ka taliso […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Booliiska Jubaland oo soo qabtay magafayaal

Kismaayo February 23, 2024 (QJ) -Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa howlgal socday muddo 24-saac ah waxa ay ku soo qab qabteen shaqsiyaad ku howlanaa tahriibinta dadka dhalinyarada ah ee ku nool magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland. Taliska Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in howlgalka lagu soo qabtay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gaza ceasefire talks fail

-A delegation from the Hamas organization, led by the group’s political leader Ismail Haniyeh, left Egypt after three days of failed talks held in the capital, Cairo. According to reports from Hamas, the delegation met with Israeli officials and the head of Egyptian intelligence, Abbas Kamel, and discussed a ceasefire agreement involving the release of […]

Posted in news in English | Read More »

Al Shabaab oo ka hortimi heshiiska Turkiga iyo Soomaaliya

Muqdisho February 22, 2024 (QJ) -Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa war kasoo saaray heshiiska difaaca badda ee Soomaaliya ay la gashay dalka Turkiga, isagoo sheegay inay si weyn uga soo horjeedaan heshiiskaasi. Sheekh Cali Dheere ayaa xusay in Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi aysan ku kala aragti duwaneyn qaabka ay wax u wadaan, maadaama […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jabuuti iyo Turkiga oo heshiis kala sexeexday

Ankara February 22, 2024 (QJ) -Dowladaha Turkiga iyo Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiisyo kor loogu qaadayo xiriirka iyo iskaashiga labada dal, xili uu sii kordhayso saameynta Turkiga uu ku leeyahay dalalka Geeska Afrika. Wasiirka Difaaca Turkiga Yasar Guler iyo dhiggiisa Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed, ayaa wada-hadallo ballaaran ku yeeshay magaalada Ankara, iyagoo ka wada-hadlay iskaashiga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo ka walaacsan arbin Soomaaliya u gudbisay QM

NY -Tesfaye Yilma Sabo, Safiirka Itoobiya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay warbixin dhawaan uu ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u gudbiyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Warbixintu waxay ka hadlaysaa heshiiskii is-afgaradka ahaa ee Itoobiya ay la gashay Somaliland kaas oo sii xumeeyay xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya. Safiirka Itoobiya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

WHO evacuates Patients from Naser Hospital

Gaza February 22, 2024 (QJ) -The World Health Organization (WHO) expressed concern about the safety of 130 patients in the Nasir Hospital in Gaza, which was confirmed to have been targeted by an Israeli airstrike. The United Nations has undertaken two operations to evacuate 32 injured Palestinians from the hospital. They have indicated that there […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland oo ka digtay in Soomaaliya xanibto hawadeeda

Hargeysa February 20, 2024 (QJ) -Somaliland ayaa ka jawaabtay eedeymaha loo soo jeediyay ee la xiriira joojinta maamulka hawada Soomaaliya, iyadoo ku eedeysay dowladda Federaalka inay ku soo xadgudubtay hawadeeda, ayna siyaasadeyneyso duulista caalamiga ah. Somaliland waxa ay sheegtay in dawladda Soomaaliya ay qorshaynayso in ay soo saarto NOTAM (Notice to Airmen) si ay ugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qadar oo Soomaaliya ka caawineysa ladagaalanka Al Shabaab

Doxa February 20, 2024 (QJ) -Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa soo dhaweyn ballaaran kala kulmay Wasiirka Difaaca Dowladda Qatar, Sarreeye Guuto Salem Bin Hamad Al Aqeel Al Nabit oo booqasho ku jooga dalka Qatar. Labada Taliye ayaa kulan ballaaran ku yeeshay magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar, iyagoo ka wada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan oo isugu yeeray Baarlamaanka

Muqdisho February 20, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta berri ah isugu yeeray kulan deg deg ah oo ay yeelanayaan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamaanka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa kulanka maanta uga warbixiyay labada Aqal, isagoo tilmaamay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »