“Author Archive”
Stories written by admin

Xarardheere oo ay ka socdaan hawlgalo lagu hoobtay

Xarardheere February 26, 2024 (QJ) -Wararka naga soo gaaraya degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in dhaq dhaqaaq ciidan oo xoogan uu ka socdo deegaanka Baraag Cali-gaduud. Deegaanka Cali-gaduud oo 40 KM u jira Xarardheere ayaa waxaa haatan laga dareemayaa dhaq dhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ugaandha oo ku faantay sugida Garoonka Aadan Cade

Muqdisho February 26, 2024 (QJ) –Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay ku farsantahay sugida ammaanka garoonka diyaaradaha ugu weyn ee Muqdisho. Brig Gen Anthony Mbuusi Lukwago oo ah taliyaha ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya ayaa sheegay in hadii aysan jirin dadaalo lagu sugayo amaanka garoonka Aadan Cadde uusan u horumareen sida uu maanta yahay. Sarreeye […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qadar iyo Soomaaliya oo heshiis Sharci laka sexeexday

Dooxa February 26, 2024 (QJ) -Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Mahdi Maxamed oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa maanta la kulmay dhiggiisa dalkaasi Ibraahim Bin Cali Almuhannadi. Waxay kala saxiixdeen heshiis dhameystiran oo ku saabsan iskaashiga sharciga. Heshiiska laba geesoodka ah wuxuu u tarjumayaa danaha wadaagga ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

86 Palestinians killed in Gaza over the weekend

Gaza February 26, 2024 (QJ) -Israeli forces and Palestinian gunmen clashed across the Gaza Strip over the weekend, as mediators stepped up talks on a ceasefire to free Hamas-held hostages. The prospect of a ceasefire appeared uncertain, however, as Israel said it planned to expand its offensive to destroy Hamas. On the other hand, Hamas […]

Posted in news in English | Read More »

Duqeyn lagu laayay dagaalyahano Shabaab ka tirsanaa

Kismayo February 25, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in maanta weerar cirka ah oo lagu beegsaday xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab uu ka dhacay deegaanka Caraboow ee gobolkaasi, halkaasoo lagu dilay xubno badan. Weerarka ayaa la sheegay in lagu beegsaday shir ay ka qeyb galayeen taliyeyaasha Al-Shabaab, waxaana ka dhashay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada dhexe iyo kuwa Goboleedka oo kawada hadlay xagjirnimada

Muqdisho February 25, 2024 (QJ) -Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta soo xiray shir ay wada jir u wada qaateen Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirkan oo muddo shan maalmood ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan: Soomaaliya waa ay is difaaceysaa

Muqdiho February 25, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalkiisu uu is difaaci doono haddii Itoobiya ay ku dhaqaaqdo heshiiska ay saldhig milatari uga sameysaneyso maamulka isku magacaabay Somaliland, isagoo sidoo kale sheegay in dhulka lagu muransan yahay ay u aqoonsanayaan dhul ay leeyihiin. Itoobiya oo aan lahayn wax xeeb ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Masar iyo Eritrea oo taageeray madaxbanaanida Soomaaliya

Qahira February 25, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa la kulmay dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki, iyagoo ka wada hadlay madaxbanaanida Soomaaliya iyo xasilloonida gobolka. Intii uu socday kulankooda rasmiga ah ayaa madaxdu waxa ay ku nuuxnuuxsadeen muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo madaxbanaanida Soomaaliya, waxaana ay carabka ku adkeeyeen in ay muhiim u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

El-Sisi and Afwerki aligned to respect the sovereignty of the State of Somalia

 CAIRO (QJ) -The President of Egypt, Abdel Fattah El-Sisi, met with his Eritrean counterpart, Isaias Afwerki,  the two leaders discussed the sovereignty of Somalia and regional stability. During their official meeting, the leaders emphasized the importance of respecting the sovereignty of Somalia and stressed that it is crucial for the peace of the Horn of Africa. […]

Posted in news in English | Read More »

Soomaaliland oo markale looga digay carqa;adeynta Hawada Soomaaliya

Muqdisho February 23, 2024 (QJ) -Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadashay khatarta ka imaan karta diyaaradaha dul maraya hawada Soomaaliya, gaar ahaan marka ay maraan hawada gobollada Waqooyi ee Somaliland. Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Fardowsa Cismaan Cigaal, ayaa sheegtay in diyaaradaha isticmaala hawada Soomaaliya ee gobolada Waqooyi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »