“Author Archive”
Stories written by admin

Madaxweyne Xasan oo ka hadalay isbedelka cimilada

Nairobi February 29, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirka 6-aad ee Qaramada Midoobay ee is-beddelka cimilada ee lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa ka hadlay saameynta isbedelka cimilada adduunka, isagoo soo bandhigay khatarta ay ku leedahay nolosha bulshada iyo caqabadaha waaweyn ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Over 30, 000 Palestinians killed in Gaza since Oct 7th

Gaza February 29, 2024 (QJ) -More than 30,000 Palestinians have been killed in Gaza since October 7, as reported by the Hamas health ministry. This figure represents up to 1.3% of the 2.3 million population of the strip. The ministry stated that the majority of those killed were women and children. The accuracy of these […]

Posted in news in English | Read More »

NISA oo sadex looga dilay ceelsha biyaha

Muqdisho February 29, 2024 (QJ) -Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo shalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha, halkaasoo lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa NISA. Qaraxa oo ahaa qarax xooggan ayaa jugtiisa si aad ah looga maqlay xaafado ku dhow dhow, waxaana lala eegtay gaari ay la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Xamse oo sheegay in ay la hadlayaan Kooxaha xagjiriinta

Muqdisho February 29, 2024 (QJ) -Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladdu ay diyaar u tahay inay wadahadal la gasho kooxaha hubeysan ee dalka ku sugan, haddii nabad la helo, balse wuxuu carrabka ku dhuftay inay marka hore joojiyaan dilalka iyo weerarrada lagu hayo shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan. Ra’iisul Wasaaraha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xasan Sheekh iyo Ruto oo kulmay

Nairobi February 29, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa maanta Madaxtooyada Kenya kulan kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka labada Madaxweyne ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, kor u qaadista xiriirka diblumaasiyadeed, waxa ay ka wadahadleen shirka Qaramada Midoobay ee is-beddelka cimilada, qorsheyaasha horumarinta gobolka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Former Israeli PM warns against Rafah Attack

Tel Aviv February 29, 2024 (QJ) -Former Israeli Prime Minister Ehud Olmert has warned that Israel could face serious consequences if its forces attack the besieged city of Rafah in southern Gaza, where more than a million people are trapped. “The international community’s patience has reached a level where they will no longer tolerate the […]

Posted in news in English | Read More »

Ururka Suxuufiyiinta RSF oo canbaareeyay Puntland

London February 27, 2024 (QJ) -Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduudka Lahayn ee RSF ayaa cambaareeyay go’aanka maamulka Puntland ay ku masaafuriyeen wariye Jamaal Cismaan iyo soo saare ka tirsan Telefishinka caalamiga ah ee Channel 4. RSF waxay sheegtay in labadan wariye lagu xiray Puntland xili ay halkaa u tageen in ay warbixino ka diyaariyaan arrimaha deegaanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Soomaaliya oo ATMIS codsi u gudbiyay

Muqdisho February 27, 2024 (QJ) -Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo saraakiisha ciidamada ATMIS ayaa maanta kulan ay yeesheen waxa ay uga hadleen dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya. Intii uu socday kulanka ayaa wakiilo ka socday labada ciidan waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo shiriyay gollaha amniga qaranka

Muqdisho February 27, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ka soo qeyb galeen madaxda kala duwan ee hay’adaha amniga. Kulanka ayaa looga hadlay dar dar gelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, fulinta ka bixitaanka ATMIS-ta, iyo horumarinta qorshayaal dhameystiran oo lagu sugayo amniga dalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Biden: very concerned that Gaza will turn into Mogadishu

Washington February 27, 2024 (QJ) -US President Joe Biden, has stated that he hopes a ceasefire to be reached before Monday’s start of Ramadan. A draft plan suggests this could lead to a forty-day pause, which would halt military operations to allow the release of Israeli hostages held by Hamas. A ceasefire plan is being […]

Posted in news in English | Read More »