“Author Archive”
Toronto March 10, 2024 (QJ) – Waxa booqasho aan rasmi aheyn mudo dhawr maalmood ah ku jooga dalka Canada Wakiilka Muuse Biixi ee dalka Taiwan Maxamed Haaji. Wakiilka oo ay Canada ku soo dhaweeyeen dad sheegay in ay ilmo-adeeradii yihiin ayaa isna sheegay in uu Canada u yimi arin shaqsiyadeed. Maxamed Xaaji ayaa waxa isku […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa March 09, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Muuse Biixi, ayaa ugu dambayn maanta saxeexay xeerka doorashooyinka deegaanka, ka dib markii wax-ka-beddelo badan lagu sameeyay caqabad ku noqday hannaanka doorashada. Wax-ka-beddelka oo ay sameeyeen Golayaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland iyo Maxkamadda sare ee dastuuriga iyadoo wax-ka-beddelka lagu sameeyey ay u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 09, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda qalin-jabinta dufcadii 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay ahmiyadda ay dowladdu siisay horumarinta waxbarashada dalka iyo muhiimadda ay u leedahay bixinta cashuuraha horumarinta adeegyada bulshada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bogaadiyay dadaalladii ay dowladda Soomaaliya ay ku bixisay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY (QJ) -Itoobiya ayaa ka fiirsanaysa inay ka laabato qorshaheeda ay ku aqoonsanayso dawladda iskeed iskummagacawday ee Somaliland, sababo la xidhiidha walaaca beesha caalamku ka qabto inay uga sii darto xiisadaha gobolka, sida ay ku warameen ilo xog ogaal ah oo la hadlay Bloomberg. Itoobiya oo aan bad lahayn, ayaa bishii January la gashay heshiis […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu March 09, 2024 (QJ) -The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamza Abdi Barre, today attended the conclusion of a three-week diplomatic training session for ten newly appointed Ambassadors recently approved by the Cabinet of the Federal Government of Somalia. Prime Minister Barre highlighted the critical need for establishing connections, building […]
Posted in news in English | Read More »
Laascaanood March 07, 2024 (QJ) -Hogaamiyaha maamulka Khaatumo State of Somalia Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa ka hadlay walaaca laga qabo wararka sheegaya in ciidamo Ethiopian ah la geynayo gobolada maamulkaasi. Firdhiye ayaa muujiyay sida uu uga soo horjeedo tallaabadan ay qaaday dowladda Itoobiya, isagoo caddeeyay inaysan aqbaleyn in faragelin lagu sameeyo arrimaha gudaha ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ankara March 07, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa heshiis la gaaray Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar. Wasiirka Batroolka Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis lagu tayeynayo kaarboonka Soomaaliya iyo sidii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi March 07, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu kaga qeyb galayay shirka horumarinta maaliyadda ee ay IMF-ta ku caawineyso dowladda Soomaaliya ayaa kulamo xasaasi ah la qaatay wakiilo ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo dalalka deeqaha bixiya ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Johannesburg March 07, 2024 (QJ) -On Wednesday, South Africa submitted an urgent request to the International Court of Justice (ICJ) seeking immediate and substantial measures regarding Israel, as indicated by documents provided to the ICJ. The urgent submission made on Wednesday by South Africa asserts that it is “imperative for it to approach the Court […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho March 06, 2024(QJ) -Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil ah ku riday Sayid Cali Macalin Daa,uud oo horay u dilay xaaskiisii Marxuumad Luul C/casiis. Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud, ayaa sheegay in Eedeysanaha lagu helay inuu si bareer ah u gubay Xaaskiisa, isagoo ku sababeeyay cadeymaha lagu soo uruuriyay kiiska. Xukunka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »