“Author Archive”
Muqdisho March 18, 2024 (QJ) -In ka badan 70 Xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay cabasho ka dhan ah wax ka bedelka Dastuurka oo ay ku doodayaan in la duudsiiyay dadka iyo dalka, isla markaana aysan ka mid noqon doonin wax ka bedelkiisa. Mudanayaasha oo maanta kulan gaar ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qasa March 18, 2024 (QJ) – Barnaamijka Cunnada Adduunka ayaa Isniintii soo saaray bayaan ku saabsan sugnaanta cuntada ee Marinka Gaza taasoo lagu ogaaday in 88% dhammaan dadka gobolka ay soo wajahday xaalad deg-deg ah ama cunto yari waxayna ka digtay in macaluul ka jirto waqooyiga Gaza. Warbixinta IPC, oo ay qoreen koox ka kooban […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe March 17, 2024 (QJ) -Maamul goboleedka Puntland ayaa codsaday in loo soo gacan geliyo shaqsiyaad ku lug lahaa afduubkii markabka MV Ruen oo ay qabteen ciidamada badda Hindiya si loogu maxkamadeeyo dhulka Puntland. Wasiirka Dekadaha Puntland Axmed Yaasiin Saalax ayaa sheegay in dowladda Hindiya ay kala hadli doonaan sidii loogu soo gacan gelin lahaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdiaho March 17, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir-gudoomiyay kulan looga hadlay amniga dalka, khatarta Al-Shabaab iyo sidii sare loogu qaadi lahaa amniga caasimadda. Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiir Amniga Gudaha, Taliyeyaasha Ciidamada, Booliska, Nabadsugida, Xeer Ilaaliyaha Qaranka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, iyadoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Asmara March 17, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya. Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo oo labo maalmood ah uga bilaabatay dalka Eritrea, ayaa waxaa qaabilay Madaxweynaha dalkaasi, Isaias Afwerki. Waxay ka wada hadli doonaan iskaashiga Soomaaliya iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza March 17, 2024 (QJ) -Ninety-two people were killed in Gaza City in the past 24 hours, bringing the death toll since October 7 to 31,645 Palestinians, according to the Gaza Ministry of Health. One hundred and thirty people were injured in the past 24 hours, as reported by the Ministry, bringing the total number […]
Posted in news in English | Read More »
Garowe March 17, 2024(QJ) -The Puntland Regional Administration has requested the extradition of individuals involved in the hijacking of the ship MV Ruen arrested by the Indian Navy personnel so they can face trial in Puntland. Puntland’s Minister of Ports, Ahmed Yasin Salah, stated that they will be engaged with the Indian government in discussions […]
Posted in news in English | Read More »
Kismaayo March 16, 2024 (QJ) -Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday Askar ka tirsanaa Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland,kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay Al-Shabaab ula goosteen Gaari dagaal iyo hub ay lahaayeen Jubbaland. Eedeysanayaasha waxaa ka mid ah C/fitaax Nuur C/llaahi iyo Xasan C/llaahi Maxamed oo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaso March 16, 2024 (QJ) -Markab ay leeyihiin ciidamada badda Hindiya ee fadhigoodu yahay meel u dhow xeebaha Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday markab lagu magacaabo Ruen, kaasoo la afduubay bishii December ee sanadkii 2023-kii. War qoraal ah oo ay soo saareen ciidamada Hindiya ayaa lagu sheegay in markabka Ruen oo ka babanaya calanka Malta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 16, 2024 (QJ) -Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku wargeliyay bangiyada dalka in ay xayiraan xisaabaadka 16 qof iyo shirkado uu Mareykanku cunaqabateyn ku soo rogay. Warqad qoraal ah oo ku socota bangiyada ganacsiga ee dalka, ayaa bangiga dhexe wuxuu ku amray inay joojiyaan dhammaan xiriirkii ganacsi ee hore, ayna xayiraan xisaabaadka shakhsiyaadkaas, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »