“Author Archive”
Qoryooley March 20, 2024 (QJ) -Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo ka dhacay gudaha xero ciidan oo ku taalla degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada ATMIS-ta. Qaraxa oo ka dhashay Miino dhulka lagu aasay ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Charles Mballa. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxa Hay’adda UNHCR ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay xaaladda Qaxootiga iyo Barakacayaasha dalka iyo sidii loo horumarin lahaa barnaamijyada gargaarka ah ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu March 20, 2024 (QJ) -The operational commander of the local protection force in Mogadishu Sharma’arke Caddow Tuur-Yare stated that the local government is determined to fight against drugs. Speaking to the press at his office, the commander stated that in recent days, there have been intensified operations targeting immorality and drugs, highlighting that they […]
Posted in news in English | Read More »
Garoowe March 19, 2024 (QJ) -Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa ka dilaacay cudurka daacuunka, kaasoo galaaftay nolosha in ka badan 19 qof oo ay ku jiraan carruur badan, iyadoo in ka badan 300 oo kalena la dhigay isbitaallada. Cudurka daacuunka ayaa sababay in markii labaad ee sanadkan lagu dhawaaqay xaalad deg […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeisa March 19, 2024 (QJ) -Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa la sheegay in ay soo dhaweeyeen heshiiskii Is-afgaradka ahaa ee ay dhawaan wada gaadheen Somaliland iyo Itoobiya, ka dib kulan dhexmaray hoggaanka labada xisbi mucaarid iyo madaxda guddida farsamada ee labada dhinac. Kulankan oo ay goob-joog ka ahaayeen madaxda xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Afgooye March 19, 2024 (QJ) -Warar dheeri ah oo ka soo baxaya duqeyn diyaaradeed oo shalay ka dhacday deegaano ku dhow dhow degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa sheegaya in ay ka dhasheen qasaaro lixaad leh. Bartilmaameedka weerarkan ayaa ahaa xubno ka tirsan Al-Shabaab oo gudaha u galay deegaanadaasi, kuwaasi oo dhibaato badan u geystay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Doha March 19, 2024 (QJ) -The Israeli delegation left Doha without any tangible progress being made in the Gaza ceasefire talks with Hamas, but mediators remain hopeful, according to a Qatari official. An Israeli delegation led by Mossad Chief David Barnea visited the Qatari capital of Doha for talks, but after a day of negotiations, […]
Posted in news in English | Read More »
Garowe March 19, 2024 (QJ) -The city of Garowe, the capital of Puntland regional administration, has been hit by a cholera outbreak, claiming the lives of more than 19 people, including many children, with over 300 others being admitted to hospitals. The outbreak, which is a result of cholera contamination, has been declared an emergency […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe March 18, 2024 (QJ) -Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa sheegay in xiligaan ay dhibaato ku qabaan sidii loo heli lahaa qandaraasyada Mashaariicda Puntland. Wasiirka arimaha gudaha ayaa walaac xoogan ka muujiyay sida ay ugu adag tahay helida taageeradii Puntland ay ka heli jirtay hay’adaha caalamiga ah. Juxa ayaa ku eedeeyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh March 18, 2024 (QJ) -Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya shir madaxeedka Isbaheysiga la dagaalanka Argagaxisada Islaamka (IMCTC) oo ka furmaya dalka Sacuudiga. Wafdigan oo uu hoggaaminayo General Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa gaaray magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga. Shir madaxeedkan oo ay ka soo qayb galayaan dhamaan wadamada xubnaha ka ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »