“Author Archive”
Stories written by admin

Abaanduule Cadoow oo booqday Xaradheere

Xaradheere March 22, 2024 (QJ) -Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa gaaray degmada taariikhiga ah ee Xarardheere. Taliyaha ayaa waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka, isagoo noqday […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Jawaabay Farmaajo iyo Shariif

Muqdisho March 22, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay Masaajidka Madaxtooyada kaga hadlay xiisadihii u dambeeyay ee ka dhashay wax ka bedelka Dastuurka. Madaxweynaha oo weli ku adkeysanaya qorshihiisa dastuur bedelka ayaa ugu horeyn qiray dib u dhaca ku yimid howlaha dastuuriga ah, isagoo u sababeeyay jahwareer siyaasadeed […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

General Addow visits Harardhere frontliner

Harardhere (QJ)-The Chief of the Somali National Army, General Ibrahim Sheikh Mohiuddin Addow, along with a delegation of senior military officials, has arrived in the historic district of Harardhere. The Chief was warmly welcomed by military officers and soldiers from the Somali National Army, becoming the first Chief of Staff to reach the city since […]

Posted in news in English | Read More »

US and Egypt oppose Rafah attack

CAIRO (QJ) -The United States Secretary of State Antony Blinken, currently in Cairo, has stated that there is a growing consensus between Israel and Hamas to negotiate a ceasefire to de-escalate tensions significantly, but he noted that serious challenges remain. Blinken emphasized that he still believes the ceasefire agreement is feasible, despite the intensive efforts […]

Posted in news in English | Read More »

Deni oo Farmaajo si diiran ugu soo dhaweeyay Garoowe

Garoowe March 21, 2024 (QJ) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe waxaa ku soo dhoweeyay Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Xildhibaano, Wasiiro, iyo qeybaha kala […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Shariif oo ka horyimi Xasan Sheekh

Muqdisho March 21, 2024 (QJ) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo wax ka bedelka lagu sameeyay dastuurka. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamo lagu soo bedelayo ATMIS

Muqdisho March 21, 2024 (QJ) -Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS Ambassador Mohamed Al-Amine Souef ayaa xaqiijiyay in bisha December la soo gabagabeyn doono ka bixitaanka Ciidamada ATMIS ee Soomaaliya. Danjire Souef ayaa sidoo kale sheegay in howlgal cusub uu ka billaabanayo Soomaaliya marka ciidamada ATMIS-ka laga saaro dalka dhammaadka sannadkan, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheikh Sharif opposes constitutional amendment process

Mogadishu March 21, 2024 (QJ) -Former President of Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, who is also a Member of Parliament in the Somali Federal Parliament, recently held a press conference in Mogadishu where he discussed various issues related to the political situation in the country and the ongoing constitutional amendments. Former President Sheikh Sharif Sheikh […]

Posted in news in English | Read More »

100 Palestinians killed in Gaza last 24 hours

Gaza March 21, 2024 (QJ) -In the past 24 hours, more than 100 Palestinians were killed in Gaza after Israeli forces attacked several areas in the Gaza Strip. The Israeli attacks targeted the al-Shifa Hospital in Gaza City, resulting in numerous Palestinian casualties, including fatalities, and causing extensive damage to other nearby buildings. Israeli Prime […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland oo laga heshiiyay murankii doorashooyinka

Hargeysa March 2024 (QJ) -Kulan Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku dhex maray Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Muuse Biixi Cabdi iyoMusharaxa madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa lagu soo gebogabeeyey is afgarad ku saabsan in si nabad ah doorashadu u qabsoonto. Kulankan oo uu soo qabanqaabiyay Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »