“Author Archive”
Stories written by admin

Saraakiil loo qabqabtay weerarkii SYL Hotel

Muqdishu March 24, 2024 (QJ) -Laamaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo baaritaan ku sameeyay weerarkii dagaalyahannada Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho 14-kii March, 2024, ayaa gacanta ku dhigay 16 ruux oo looga shakisan yahay in ay ku lug lahaayeen weerarka. Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa waxay shaaca ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fiqi oo u jawaabay Farmaajo iyo Shariif

Muqdisho March 24, 2024 (QJ) -Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Axmed Maxamed Fiqi ayaa sheegay in aysan jirin shaqsi ama koox awood u leh in ay is hor istaagto wax ka bedelka dastuurka Soomaaliya. Wasiir Fiqi ayaa ku nuux-nuux saday in dowladdu aysan maaweelin doonin siyaasiyiinta ka hor imaanya in dastuurka si sharciga waafaqsa wax […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

QM, UNICEF iyo Soomaaliya oo kawadahadlay xuquuqda caruurta

Muqdisho March 24, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda difaaca Xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing iyo Madaxa Hay’adda UNICEF Wafaa Saciid. Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa ku nuux-nuux saday muhiimadda ay dowladda Soomaaliya siineyso la dagaalanka askareynta carruurta, gaar […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumada Soomaaliya oo qorsheyneysa sugnaanta dhaqaalaha

Muqdisho March 24, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa kobaca dhaqaalaha iyo siyaasadda dowladda, iyadoo la waafajinayo qorshaha guud ee dowladda Soomaaliya ee dhismaha dowladnimada. Si loo gaaro xasillooni dhaqaale, loona yareeyo saboolnimada, Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Burcad badeed Soomaali ah oo Hindiya lagu maxkamadeenayo

Mumbai March 23, 2024 (QJ) -Burcadbadeeda Soomaalida ee laga dul qabtay markabka MV Ruen ayaa hadda lagu wareejiyay Booliska Mumbai, kuwaas oo la sheegay in ay u diyaarinayaan in Maxkamad la soo taago. Soomaalida ayaa loo heystaa falal burcad badeednimo, afduub iyo in ay si xun ula dhaqmeen Hindi la sheegay in ay qabteen, sidoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia: Al Shabab kills a senior SNA Commander

Mogadishu March 23, 2024 (QJ)-A fierce battle erupted between government forces and Al-Shabaab militants in the Busley Dhannane and Jilib Marko areas of Lower Shabelle region. Al-Shabaab militants reportedly launched attacks on military bases established in the areas, which were recently liberated from Al-Shabaab control. Lieutenant Liban Golcad, a commander in the Somali National Army, […]

Posted in news in English | Read More »

Israeli Forces inter Al Shifa Hospital

Gaza March 23, 2024 (QJ) -Heavy fighting continues for the sixth day near the Al Shifa hospital in Gaza City, where Israel claimed to have killed lots of militants following a significant attack they launched in the strip. There is no independent confirmation of the Israeli military’s claims. The armed wings of Hamas and Islamic […]

Posted in news in English | Read More »

Al Shabaab oo dilay Taliye Liibaan Golcad iyo askar kale

Muqdisho March 23, 2024 (QJ) -Dagaal qaraar ayaa ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanada Busleey Dhannaane iyo Jilib Marko ee gobolka Shabeellaha Hoose. Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay weerar ku qaadeen fariisimo ay ciidamada ka sameysteen deegaanada dhawaan laga saaray Al-Shabaab. Liibaan Golcad ayaa ka mid ahaa saraakiisha iyo askartii lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyneyaal hore oo u digay Baarlamaanka Soomaaliya

Garoowe March 23, 2024 (QJ) -Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed oo shir ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa soo saaray war murtiyeed ay kaga hadlayaan xaaladda siyaasadeed ee dalka. Labada Madaxweyne ayaa fariin u diray Madaxda iyo Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxayna ugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shariif Sheekh Axmeed oo Garoowe gaaray

Garoowe March 22, 2024 (QJ) -Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal waxaa lagu soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo maanta gelinkii hore gaaray. Sheekh Shariif oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan labada gole ee dowladda, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe si diiran ugu soo dhaweeyay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »