“Author Archive”
Muqdisho March 28, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa ka war bixisay in ka badan 40 ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ka sameeyeen degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Xarakada Al-shabaab ee gobahaa ku sugan ayaa qorsheynayay inay weerar ku qaadaan degmada Xarardheere. Sidoo kale, in ka badan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe March 26, 2024 (QJ) -Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay aad uga soo horjeedaan isla markaana ay diidan yihiin isku dayga lagu doonayo in wax looga bedelo Dastuurka Federaalka, si loo ilaaliyo mabaadi’da asaasiga ah iyo haykalka dowladnimo ee Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu muujiyey hubanti la’aan ku saabsan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 26, 2024 (QJ) -Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay mar kale weerar ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaala degmada Daaru Nimca ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka ayaa xaqiijinaya in ciidamada ay heleen xog ku saabsan weerar ay ku soo wajahan yihiin maleeshiyada Al-Shabaab, kadibna ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 26, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Shiinaha u fadhiya Geeska Afrika Ambassador Xue Bing, waxayna ka wada hadleen sare u qaadidda xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Shiinaha ee ku sugan Soomaaliya, wasiir […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza March 26, 2024 (QJ) -At least 18 people were killed in an Israeli airstrike on a residential building in the city of Rafah last night, with numerous children among the casualties, according to eyewitnesses interviewed by local media outlets. The attacks in the southern Gaza district, where more than 1.4 million Palestinians took refuge, […]
Posted in news in English | Read More »
Madhera March 25, 2024 (QJ) -Wararka naga soo gaaraya Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta halkaasi uu ka dhacay Qarax Khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay. Qaraxa ayaa ka dhacay hotel yar oo ku yaala bartamaha magaalada Mandheera, waxaana goobta qaraxa uu ka dhacay ay ku dhowdahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 25, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga ka sii deysay 35-ruux oo dhamaantood u dhashay dalka Iran, kuwaasi oo u xirnaa kalluumeysi sharci darro ah oo ay ka sameynayeen biyaha Soomaaliya. Wasiirka kumeel gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa sheegay in 35-ka ruux ee Iran laga musaafuriyay dalka, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Lascaanood March 25, 2024 (QJ) -SSC-Khaatumo ayaa ku eedaysay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya in ay Somaliland u weecisay mashaariic horumarineed oo la doonayay in lada hirgeliyo gobollada SSC-Khaatumo, taas oo muujinaysa in dawladda Faderaalku wali aaminsan tahay in gobollada SSC-Khaatumo ay ka tirsan yihiin Somaliland. Hogaamiye ku xigeenka SSC Dr. Maxamed Shiine ayaa sheegay in […]
Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY March 25, 2024 (QJ) -The United Nations Security Council has issued a resolution urging for an “immediate ceasefire” in Gaza, following the United States reversing its previous position The resolution also calls for an immediate and unconditional release of all hostages. The resolution, presented by the 10 non-permanent members of the Security Council, demands […]
Posted in news in English | Read More »
Mogadishu March 25, 2024 (QJ) -The security agencies of the Federal Government of Somalia who investigated the attack carried out by al-Shabaab militants on the SYL Hotel in Mogadishu on March 14, 2024, have apprehended 16 suspects linked to the attack. The National Intelligence and Security Agency (NISA) announced that they had successfully captured Abdinasir […]
Posted in news in English | Read More »