“Author Archive”
Dhoobleey March 30, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya magaalada Dhoobley ee ku dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay saddex muwaadin oo Kenyan ah. Waxaana la sheegay in ay dhaq dhaqaaq ganacsi ka wadeen gudaha magaalada Dhoobley. Rag looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaso March 30, 2024 (QJ) -Koox burcad badeed Soomaali ah, oo afduubtay markab la sheegay in laga leeyahay dalka Iran ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidamada badda Hindiya. Saraakiisha ciidamada badda Hindiya ayaa sheegay in howlgalkooda oo qaatay saacado badan ay ku suuragashay in ay isku soo dhiibaan kooxihii afduubka u heystay doonida. Burcadbadeedda la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dubai March 29, 2024 (QJ) -Diyaarada Emirates Airlines ayaa si cad u beenisay in ay ku lug lahayd shil dhaci karay xilli ay dul mareysay hawada Soomaaliya. Hay’adda Duulista iyo Hawada Somaliland, ayaa laba maalmood ka hor ku dhawaaqday in khalad ay sameeyeen masuuliyiinta madaarka Muqdisho, uu sababi gaaray shil oo ay ku lug lahaayeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 29, 2024 (QJ) -Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya FEI Shengchao. Intii uu socday kulanka ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Safiirka Shiinaha waxa ay ka wada hadleen sare u qaadida iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, gaar ahaan dhanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 28, 2024 (QJ) -Bankiga Adduunka ayaa digniin u diray dowladda Soomaaliya oo ku aadan dib u dhaca ku yimid soo gudbinta warbixintii hanti dhowrka ee mashaariicda uu bangiga adduunka bixiyo. Warbixinta oo la sugayay June 30, 2023 ayaan weli la soo gudbin, waxaana dib u dhacan uu saameyn ku yeelan karaa ansixinta mashaariic […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu March 29, 2024 (QJ) -The former Presidents of Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Mohamed Abdullahi Farmajo have spoken out against the planned upcoming parliamentary meeting to approve the amended Constitution by the Members of Parliament. In a statement released by the former heads of state, they expressed that President Hassan Sheikh Mohamud lacks […]
Posted in news in English | Read More »
Hague March 28, 2024 (QJ) -The International Court of Justice today issued new interim measures against Israel, ordering it to increase the delivery of basic humanitarian goods to the Gaza Strip, including food, water, fuel, and shelter, due to the deteriorating living conditions of the Palestinians living in the war zones. “Palestinians in Gaza are […]
Posted in news in English | Read More »
Bossaso March 28, 2024 (QJ) -Markabka laga leeyahay dalka Bangaladesh oo ay afduubteen kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa la filayaa in dhawaan uu ka dhamaado sahayda muhiimka ah. MV Abdullah ayaa weli waxaa gacanta ku haya burcadbadeedda, inkastoo ay jireen warar sheegaya in wada-xaajood ay yeesheen burcada iyo mulkiilayaasha. Hayadaha Amniga badaha iyo mulkiilayaasha maraakiibta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 28, 2024 )QJ) -Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u guddoomay qoraalka Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo wax laga bedelay. Guddoomiyaha guddiga dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka federaalka Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa xubnaha u akhriyay qoraalka rasmiga ah. Xildhibaan Iidow ayaa sheegay in 316 Xildhibaan ay wax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 28, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa ka war bixisay in ka badan 40 ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ka sameeyeen degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Xarakada Al-shabaab ee gobahaa ku sugan ayaa qorsheynayay inay weerar ku qaadaan degmada Xarardheere. Sidoo kale, in ka badan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »