“Author Archive”
Jeddah April 02, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jida. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa ka wada hadli doona xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, iyadoo diiradda lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza April 02, 2024 (QJ) -The United Nations and some countries around the world are condemning in the strongest terms the killing of at least ten employees of the World Central Kitchen organization in Gaza Israeli forces targeted charity workers from Poland, the UK, the United States, Australia, Palestine, and others, who were delivering aid to […]
Posted in news in English | Read More »
-Baydhabo April 02, 2024 (QJ) Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), ayaa waxay maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed, ay ku soo bandhigtay dhawr qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab. NISA ayaa soo bandhigtay 10-qof oo la sheegay in lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho April 02, 2024 (QJ) -Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa soo saartay digniino ku aadan fatahaado la filayo in maalmaha soo socda ay dalka ka dhacaan. Hay’adda ayaa ku boorisay shacabka Soomaaliyeed inay ka digtoonaadaan oo ay ka digtoonaadaan, gaar ahaan kuwa ku nool deegaannada ay dhawaan saameeyeen fatahaadaha iyo gobollada xeebaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 31, 2024 (QJ) -Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waxay soo dhaweeyeen dadaalladii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo sida ay uga go’an tahay dib u eegista iyo wax ka bedelka dastuurka dhameystiran, iyagoo qiray talaabooyinka muhiimka ah ee dowladdu ka qaaday arrintan. Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waxay sheegeen in dawladda Soomaaliya ay xaqiijisay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
-Ciidanka Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa howlgal ay maanta ka sameeyeen tuulooyin ku dhow degmada Bardaale ee gobolka Baay waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu ka tirsan yahay Al-Shabaab oo lacago baad ah ka qaadi jiray dadka deegaanka. Yuusuf Maxamed Macalin oo ah Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ee degmada Bardaale ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe March 31, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing. Kadib go’aankii shalay kasoo baxay Golaha Wasiirada Puntland ayaa si weyn ula fal-galaya Beesha Caalamka, iyadoo Madaxweyne Deni uu Qaramada Midoobay la wadaagay qoraalka rasmiga ah ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu (QJ) -The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, has signed the Official Document for the Amendment of the Articles of the Constitution of the Federal Republic of Somalia, which was approved by a majority vote of the Members of Parliament from both Houses of the Federal Parliament of Somalia […]
Posted in news in English | Read More »
Washington March 30, 2024 (QJ) -The United States has announced that it will provide Israel with a substantial arms package worth 2.5 billion dollars, despite Washington expressing concerns about the possible repercussions of an attack on Rafah by Israel. The Washington Post newspaper, citing two official sources from the Department of Defense and the Administration, […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho March 30, 2024 (QJ) -Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo goordhaw kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa si aqlabiyad leh ku ansixiyay wax ka bedelka qodobo kamid ah Dastuurka KMG ee dalka. Kulanka xildhibaanada labada Aqal ee lagu ansixiyay wax ka bedelka Dastuurka ayaa waxaa soo xaadiray 254 xildhibaan oo isugu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »