“Author Archive”
Muqdisho April 07, 2024 (QJ) -Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus u dirtay dhammaan maraakiibta iyo shirkadaha shisheeye ee ku howlan ka faa’iideysiga kheyraadka badda Soomaaliya. Digniintan ayaa xooga saaraysa in la dhaqan geliyo sharciga Maareynta iyo Horumarinta kalluumeysiga Soomaaliyeed, kaasoo qeexaya hababka la ansixiyay ee ka faa’iidaysiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdishu April 07, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya. Wasiirada uu magacaabay Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa isugu jira xubno hore oo xilal loo magacaabay iyo wasiiro cusub oo bedelay kuwii hore ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Riyadh April 07, 2024 (QJ) -Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si wadajir ah u soo saaray war saxaafadeed dhinacyo badan taabanaya kadib kulankii dhexmaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan. Labada hoggaamiye ayaa dib u eegis ku sameeyay xiriirka labada dal, waxaana ay ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza April 07, 2024 (QJ) -The Israeli military said on Sunday it was withdrawing its forces from the southern city of Khan Younis. They are now on the border between Gaza and Israel. The withdrawal, which comes on the six-month anniversary of the October 7 Hamas attacks, is expected to affect ceasefire talks scheduled to […]
Posted in news in English | Read More »
Addis Ababa April 06, 2024 (QJ) -Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Duulista Hawada Puntland Abdullahi Bille ayaa la kulmay Wasiirka Gaadiidka Itoobiya Dagmawit Moges, Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Hawada Itoobiya Getachew Mengistie iyo Madaxa Shirkadda Diyaaradaha Itoobiya Mesfin. Tasew Bekele. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sare u qaadida xiriirka Addis Ababa iyo Garoowe, iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Balcad April 07, 2024 (QJ) -Faah faahino ayaa ka soo baxaya weerar ku bilowday qaraxyo maanta, kaasi oo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ka fuliyeen degmada Balcad ee maamulka Hirshabeelle. Qaraxan oo Al-Shabaab ay ka fuliyeen degmada Balcad ayaa waxaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, waxaana kadib halkaasi ka dhacay dagaal u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho April 06, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş. Waxa ay ka wadahadleen kor u qaadida xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga labada dal. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Safiirka Turkiga uga tacsiyeeyay dhacdadii naxdinta lahayd ee dhawaan lagu dilay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
WASHINGTON (QJ) -Former Speaker of the United States House of Representatives Nancy Pelosi has joined Democratic calls to halt the arms sale that the United States provides to Israel, citing concerns over recent actions targeting humanitarian workers and the deteriorating humanitarian situation. In a letter addressed to President Joe Biden and Secretary of State Antony […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho April 05, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaano dhaca xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe lagu beegsaday dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab. Sida ay sheegeen saraakiil u hadlay ciidamada dowladda oo la hadlay warbaahinta, weerarkan lagu qaaday fariisimaha ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka ayaa waxaa ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho April 05, 2024 (QJ) -Saaka waxaa dab xoogan uu ka kacay markale qeyb ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa ka bilowday agagaarka goob ay ku yaallaan tukaamo lagu iibiyo dahabka oo loo yaqaan dahablaha. Inkastoo maanta oo Jimce tahay Suuqa ayaa si weyn looga dareemayay dhaq dhaqaaq ganacsi, maadaama ay soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »