“Author Archive”
There is an “extreme famine” in northern Gaza that is spreading rapidly in the area after nearly seven months of fighting, the World Food Program has warned, as the parties meet in Cairo in hopes of agreeing to a truce. – ending the conflict in Gaza. This statement showed the extent of the impending humanitarian […]
Posted in news in English | Read More »
Baydhabo May 05, 2024 (QJ) – Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka sameeyay deegaanka Sarmaan Dheere ee gobolka Baay. Howlgalka ayaa lagu dilay dhowr qof oo ay ku jiraan kooxaha nabad-diidka iyo dagaalyahano, iyadoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin tiradooda. War […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho May 05, 2024 (QJ) – Safaaradda Britain ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday qodobbo gaar ah oo ay kaga wada hadleen kulankii shalay magaalada Garoowe ku dhex maray Safiirka Britain Michael Nithavrianakis iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Deni. Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa looga hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxweyne […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington May 05, 2024 (QJ) – Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay Richard H. Riley inuu yahay safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya. Xaqiijinta ayaa timid kadib markii madaxweyne Joe Biden uu u magacaabay Richard H. Riley inuu noqdo safiirka xiga ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya bisha Maarso ee sanadkan. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) -Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa meesha ka saaray warar maalmihii u dambeeyay lagu baahiyay barta Facebook-ga ee ciidamada, kuwaas oo lagu dhaliilayay xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo dalalka reer galbeedka. Afhayeenka Ciidamada Milatariga Somaliland C/raxmaan C/llaahi Cabdidheere oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in wararka la daabacay ay yihiin kuwo aan rasmi ahayn, isla markaana […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaso (QJ) -Ciidamada badda ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo maanta howlgal ballaaran sameeyay ayaa gacanta ku dhigay markab looga shakisan yahay in uu yahay burcad badeed Soomaali ah, hub iyo qalab sharci darro ah. Howlgalka ayaa ka dhacay xeebta degmada Eyl oo ka mid ah meelaha caanka ku ah weerarada burcad badeeda ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismaayo (QJ) -Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya howlgalo maalmihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ay ka sameeyeen degmooyin ka tirsan gobolka Gedo oo Al-Shabaab ay ku sugnaayeen. Ciidamada isbaheysiga ayaa howlgalo ka sameeyay deegaano dhowr ah oo u dhaxeeya Luuq iyo Doolow ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay horay ugu sugnaayeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Banjul (QJ) -The President of Turkey, Recep Tayyip Erdogan, has called on the Muslim world to unite to stop the attacks by Israel on the Gaza Strip. Erdoğan made these remarks during a phone call with the President of Gambia, Adama Barrow, where they discussed their joint solidarity with the Palestinians and the agenda of […]
Posted in news in English | Read More »
Banjul (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa taageero mug leh ka heshay shirkii ugu dambeeyay ee Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Islaamka, kaasi oo shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Banjul ee xarunta dalka Gambia. Kulanka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed lagu taageerayo nabadda, xasilloonida, hoggaanka iyo midnimada Soomaaliya, xilli ay cirka isku sii shareertay xiisadda u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) -Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa muujiyay doorka muhiimka ah ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku leeyihiin wax ka qabashada caqabadaha ka jira dalkooda, waxayna ku boorisay in la kordhiyo ilaalinta suxuufiyiinta. Soomaaliya gudaheeda, Qaramada Midoobay waxay taageertaa ka qaybgalka bulshada rayidka ah ee horumarinta xiriirka ka dhexeeya xuquuqda aadanaha iyo isbeddellada deegaanka – […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »